Caasimada Online

Wararka


Tirada dadkii ku dhintay Qarixii Islii oo Kordhay iyo xaalka Soomaalida

Nairobi (Caasimada Online) Waxa korartay tirada dadkii ku dhintay qarax xaley ka dhacay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi wadanka Kenya. Saraakiisha caafimaadka ayaa ku waramay illaa hadda in shan qof