Siigeysashada iyo caafimaadka qofka!

November 23, 2013 4:00 AM7 commentsViews: 8961

Siigeysasho ama waxa loo yaqaanno “masturbation” waa in qofku uu biyo iska keeno isagoo ku falaadayo xubnihiisa taranka.

Caadeysiga siigeysashada waxay keentaa dhawr dhibaato oo caafimaad darro ah oo ay ka mid yihiin:

1- Daal iyo tabardarri joogto ah
2- Xanuun dhabarka qeybtiisa hoose ah
3- Timaha oo yaraadaan ama daataan
4- Kacsi la’aan iyo biyo-bax degdeg ah (Hawlgabka kacsiga ee dhalinta)
5- Aragga oo caad yeesho
6- Bisqinleyda iyo xiniinyaha oo xanuuna
7- Xanuun iyo casiraad laga dareemo moqor miskeedka iyo dabaqanaanta.
8- Qofku wuu ku walfi karaa oo dhib ayay hadhowdii ku noqoneysaa in uu iska gooyo caadadaan.
9- Wuxuu kaloo keenaa waxa loo yaqaano “Semen leakage” oo ah in biyuhu soo dareeraan iyadoo wax dareen kacsi ah uusan jirin.
10- Dhibaato nafsaani ah sida hilmaamidda iyo xifdin la’aanta.

 

Xiriirka Caafimaadka Somaaliyeed

somalidoc

7 Comments

  • Side ban ku jogjina sigada

    • miyaysan ahayn marka horeba inaa laga taxadiro , samaynta waxaas sideese lagu joojin karaa hadayba jirto dhalin aan dayn karin sida qoraalada sare ku xusan habkee ugu wanagsan uguna khayr badan, ee laysku ilawsiin kara,

  • Wlh caadi ma ahan siigeysigu dhalinyaradu wey cadeysteen lknse wlh diniyanna uma wanagsana cada ahaana uma wanagsan.

  • lee omar siigeysiga dhalinyarta paltalk waxay ku sheegeen in ay tahay fududeys in ay gacantooda isticmaalaan,waxaa kaloo jirta naag ka mid ah waaweynka paltalk waxay ku sheegtya siigada waa caafimaad markaas fahmadaa kuu furmeyso ,waxaa dhihi lahaay aniga in siigadu tahay kabaa,ir waxay kaloo leedahay qaasatan ninka ragga ah in ay xaniinyaha ay dheeraadaan xataa markaas uusan naag wax ka qaadi karin one minite ay biyaha uga soo baxaayaa dareenkaas ragga uma fiicno

  • bahda caasimada wan idin salaamay qaasatan shaqalaha mida kale side lagu joojin kara o ugu fudud waxan raba taas inad ishegtaan.

  • Asc salaam sare waxaa diyaariyey war bixintaa ninja ugu siigaysiga badnaa Somali wuxuu sheegayana Waa run xaqiiqo ah 10 nin oo qaarkood xaasas leh Ayanna cadeeyo xitaa Inay joojin waayeen waxayna yiraahdee Hal shay ayaa kasii daran siigaysiga waana jaqista gus

  • waxan ka codsanayaa waxan siigada bilaabay mudo laga joojo sadex sano walina madayn karayo maalinwalba markaan sameeyo waxan idhaahdaa daa lkn madaynkarayo maxaan sameeya please igu caawiya idinkoo rali iga ah. iina duceeya inaan joojo byeeeeeeeeee

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Trackbacks