Caasimada Online
November 30, 2012 at 2:52 am

Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” Iyo Saddex arrin oo qosol badan.

Waxaa daabacay Alaxmed

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa billaabay sawiradiisa taxanaha noqon doona ee “Isma Lahayn”, oo uu diiradda ku saari doono waxyaabaha aan marnaba la fileyn balse dhacay.

Saddexdii sawir ee ugu horeysay ee uu soo saaray ayuu ku cabiray saddex mowduuc oo kala ah: Isqarxinta, Dhibka barafka qurbaha iyo sida Facebook loogu waashay”

Halkan Hoose ka arag.

 

Related Posts