Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” iyo Lix arrin oo qosol badan.

Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amin Camir, ayaa soo saaray qeybihii labaad iyo saddexaad ee sawirradiisa taxanaha ee Isma Lahayn.

Amin ayaa sawirradaas uga hadlaya waxyaabihii lama filaanka ahaa ee aan marnaba la maleysaneyn ee ka dhacay dalka Somalia ama qabsaday Soomaalida joogto caalamka intiisa kale.

Haddaba lix arrin oo ka yaabiyay Amin iyo Sawirradiisa Isma lahayn nala arka.

Sidoo kale aqri qeybtii hore ee Isma lahayn

0 thoughts on “Sawirada Amin Arts ee “Isma lahayn” iyo Lix arrin oo qosol badan.

  1. calanka ethopia maxaa lo suraa somalia ilah ka magan galnay ethopia lakin somaaliada wariye mise farshaxan waa ina ilalinaa akhlaaqda somalia iyo dhaqanka aan wax sameyno noqo dad iska danbeen leh waayo somalida wariyaha waxu hubin shegaa madax waa ceyna waxas waa wax ceeb bilaa caleykum somalia aan isku noqo aan iska deyno wax yabahaa xun please somaliyey waa iga talo

Leave a Reply