Other News

Cabdiweli oo ka been abuurtay Hawiye

July 26, 2014 6:00 AM0 comments
Cabdiweli oo ka been abuurtay Hawiye

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Weli Sheekh Axmed, ayaa ka been abuurtay beelaha Hawiye, isaga oo sheegay inay aqbaleen aqoonsigii ay dowladda aqoonsatay maamulka saddexda gobol. Hadal uu shalay jeediyey ayuu Cabdi Weli ku sheegayy inay ku qanciyeen dhammaan dhinacyadii diidanaa maamulkaasi inay aqbalaan go’aanka dowladda. Hase […]

Sii Akhri ›

Maraykanka iyo Australia oo ka baxay Kenya (Kenya oo xaalku ku xun yahay)

5:45 AM0 comments
Maraykanka iyo Australia oo ka baxay Kenya (Kenya oo xaalku ku xun yahay)

Nairobi (Caasimada Online) - Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa dalka Kenya ayaa qoray maanta oo Sabti ah in Maraykanka iyo Australia ay shaqaalahoodii kala baxeen dalka Kenya kaddib markii ay sii kordheen cabsida la xiriira weerarro Shabaab ay ka geesato dalkaas. Saraakiil u hadlay labadaas dowladood ayaa sheegay in dhammaan […]

Sii Akhri ›

9-ka qodob ee soo socda haddii uusan Xasan Sh wax ka qaban wuu fashilmay

5:30 AM0 comments
9-ka qodob ee soo socda haddii uusan Xasan Sh wax ka qaban wuu fashilmay

Muqdisho (Caasimada Online)- Akhristow halkaani ka akhriso 9-qodob oo lid ku ah Jiritaanka Madaxweyne Xassan Sheekh, waxa uuna ku sugan yahay Xassan xaalad Fashil ah haddii uusan wax ka badalin Qodobada soo socdo:- 1- Joojinta Awoodaha uu siinaayo shaqsiyaadka Dowlada ka tirsan ee aan xilalka waaweyn heynin 2- Nin jecleysiga oo […]

Sii Akhri ›

Habargidir & Biyomaal oo is-horfadhiya

5:00 AM0 comments
Habargidir & Biyomaal oo is-horfadhiya

Muqdisho (Caasimada Online) - Odayaasha iyo Wax-gaadka ee Beelaha Habargidir & Biimaal, ayaa waxay wada hadalo kaga soconayaan Magaalada Muqdisho, si loo soo afjaro xiisada ka dhaxeyso, ee ka aloosan Gobolka Shabeellaha Hoose. Wada hadaladaan, ayaa waxaa lagu doonayaa in si dhow leeskugu soo dhoweeyo labadaasi beelood, loogana gudbo dagaalada soo […]

Sii Akhri ›

Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

2:23 AM0 comments
Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online)-Warka aan ka heleyno Degmada Kaaran ee Gobolka Banaadir, ayaa sheegaya in Qarax xoogan halkaasi lagula eegtay Ciidamo ka tirsanaa Minishiibiyada Degmadaasi. Wararku waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa miino lagu weeraray Ciidamada Minishiibiyada oo halkaasi ku sugnaa, waxa uuna Qaraxa ka dhacay Afka hore ee Saldhiga […]

Sii Akhri ›

Muqdisho: Dagaal ka dhex qarxay DF

2:10 AM0 comments
Muqdisho: Dagaal ka dhex qarxay DF

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya degmada Kaxda ee gobalka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas uu maanta ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo ka tirsan degmadaas iyo kuwa ka tirsan nabad sugida. Inta la ogyahay labo askari ayaa ku dhintay tiro kalena waa ay ku dhaawacmeen iska hor imaadka […]

Sii Akhri ›

Xog: NORWAY oo dalaal ka ah shirqool ay KENYA ku xadeyso badda SOMALIA

2:00 AM0 comments
Xog: NORWAY oo dalaal ka ah shirqool ay KENYA ku xadeyso badda SOMALIA

Muqdisho (Caasimada Online) - Diplumaasi ka tirsan Dowlada Federaalka Somalia, ayaa inoo xaqiijiyay in Heshiisyada socda ee lagu iibsanaayo Badda Somalia ay daadihineyso Dowlada Norway. Diplumaasiga ayaa sheegay in Taariikhdu marka ay aheyd Jun 27, 2013 uu magaalada Muqdisho soo gaaren Wafdi uu Hoggaaminaayay Wasiirka Horumarinta Xiriirka Caalamiga ee Norway Mr. […]

Sii Akhri ›

AKHRISO 15-ka Qodob ee fashillinaaya Jiritaanka maleeshiyada AL-SHABAAB

1:30 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online)- Wareysiyo aan siyaabo kala duwan ula sameynay qaar ka tirsan Bulshada Soomaaliyeed, ayaa waxa ay inoo xaqiijiyeen inay jiraan Qodobo badan oo ay ku dhibsadeen Maleeshiyaadka Alshabaab. Haddaba qoraaladeena shalay waxaan  kusoo qaadanay qodobo inta badan fashiliyo Dowlada Federaalka Somalia, maantana waxaan soo qaadaneynaa qodobada ay Bulshada […]

Sii Akhri ›

C/Weli oo dagaal ugu hanjabay dadka diidan maamulka saddexda gobol

1:15 AM0 comments
C/Weli oo dagaal ugu hanjabay dadka diidan maamulka saddexda gobol

Muqdisho (Caasimada Online) - Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa daboolka ka qaaday in ay la dagaallami doonaan cid kasta oo ka soo horjeesta maamulka seddaxda gobal ee koonfur galbeed dowladda ay aqoonsatay. Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegay in maamulkaas uu ku yimid qaab sharci ah oo dowladda ay aqoonsan […]

Sii Akhri ›

Laamaha ammaanka DF Soomaaliya oo qarka u saaran inay iska hor yimaadan

1:00 AM0 comments
Laamaha ammaanka DF Soomaaliya oo qarka u saaran inay iska hor yimaadan

Muqdisho (Caasimada Online)- Laamaha Ammaanka Dowlada Federaalka Somalia ayaa la sheegayaa inay isku fahmi la yihiin Nidaamka ugu haboon ee lagu xaqiijin lahaa Ammaanka Magaalada Muqdisho. Saraakiisha Laamaha Ammaanka, Wasaarada Amniga , Maamulka G/Banaadir iyo Boliska ayaa iyagu isku tuur-tuurayo xal ka gaarida Weerarada kaga imaanayo dhanka Alshabaab, gaar ahaa […]

Sii Akhri ›