Other News

Arrin NAXDIN badan oo ka billaabatay magaalada Muqdisho (Maxey tahay?)

July 29, 2014 10:45 AM0 comments
Arrin NAXDIN badan oo ka billaabatay magaalada Muqdisho (Maxey tahay?)

Muqdisho (Caasimada Online)- Iyadoo lagu guda jiro maalmaha Ciidul-fidriga, islamarkaana ay dadku yihiin kuwa isku martinaaya, ayaa waxaa la arkayaa dhacdooyin mudooyinkaani ay Magaalada Muqdisho ay ka caaganeyd. Muqdisho ayaa waxaa ka dilaacay Dhalinyaro wadata gaadiid nooca raaxada ah, kuwaasi oo afduub u geysanaaya gabdhaha da’da yar, iyadoona sidoo kale […]

Sii Akhri ›

SOOMAALI badan oo ku la’atay QARAX xooggan ka dhacay dalka carbeed ee..

8:00 AM0 comments
SOOMAALI badan oo ku la’atay QARAX xooggan ka dhacay dalka carbeed ee..

Sana’a (Caasimada Online) - Inta la ogyahay lix qof ayaa ku geeriyootay in ka badan 11 kalena waa ay ku dhaawacmeen qarax qabsaday baabuur ay la socdeen tahriibayaal Soomaali ah oo ku sii jeeda dalka Sacuudiga. Qaraxa oo ilaa hadda aan la ogeyn wax yaabaha uu ka dhashay ayaa warar is […]

Sii Akhri ›

Hub faro-badan oo gaaray Sh/hoose & dhinacyo ku biiray colaada (Dhageyso)

7:00 AM0 comments
Hub faro-badan oo gaaray Sh/hoose & dhinacyo ku biiray colaada (Dhageyso)

Marka (Caasimada Online) - Madaxweynaha Maamulka Shabeelle State Abukar Mardaadi Cabdi Cusman oo la hadlay Idaacada Risaala ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha ay soo gaareen hub fara badan oo ay leeyihiin Maamulka Seddexda Gobo lee Koonfur galbeed Soomaaliya. Abukar Mardaadi Cabdi Cusman ayaa sheegay in […]

Sii Akhri ›

Waqtiga Soomaaliya ay jahwareerka ka baxayso oo qur’aanka laga qiyaasay

6:03 AM0 comments
Waqtiga Soomaaliya ay jahwareerka ka baxayso oo qur’aanka laga qiyaasay

Dhibta haysata umadda Soomaaliyeed laga soo bilaabo burburkii dawladii dhexe ee Somalia 1991 ilaa maanta ayaa waxay noqotay mid aan dhamaan wali, oo maalinba maalinta ka sii danbaysa  xalkeedu uu sii fogaanayo. Waa wax lagu yaqaan adduunka in hadii Dawlad ay si Fashilan u burburto ay waqti badan qaadanayso sidii […]

Sii Akhri ›

DILKII SAADO: Maxaan ka Kororsadey?

5:00 AM0 comments
DILKII SAADO: Maxaan ka Kororsadey?

23-Bishan July 2:00 Duhurnimo aniga waxaan ku sugnaa dhismo aad ugu dhow wadada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarama Xaafadda Taleex waxaa goobtaasi igu wehliyay Suxufiyiin Dhowr ah, jawiga xilligaasi caadi ayuu ahaa xaafadda aan ku sugnayna waxa ay ahayd meelaha ugu amniga badan Muqdisho aadna ugu dhow Wadada Maka Al-Mukarama. […]

Sii Akhri ›

“DF hubka kama dhigi karto beel gaar ah” Waxaa sidaas yiri guddoomiyaha…

4:00 AM0 comments
“DF hubka kama dhigi karto beel gaar ah” Waxaa sidaas yiri guddoomiyaha…

Hantida Gaarka Loo Leeyahay Ha La Dhowro Xuquuqdeeda Hubka ay haystaan dadku wuxuu ka mid yahay hantida gaarka ah oo ay milkiyadeeda iska leeyihiin dadka hantidooda ku soo iibsadey hubka si ay ugu difaacdaan hantidooda, naftooda, iyo nabadeynta degaanka ay ku nool yihiin. Soomaaliya waxey soo martay dagaal sokeeye, welina […]

Sii Akhri ›

DR. Cabdi Shire Warsame oo faallo ka qoray qaladkii ay isku raaceen Faarax C/qaadir & madaxweyne Xasan Sheekh

3:00 AM0 comments
DR. Cabdi Shire Warsame oo faallo ka qoray qaladkii ay isku raaceen Faarax C/qaadir & madaxweyne Xasan Sheekh

Dastuurka Ha Loo Hoggaansamo Dowladnimo waxaa saldhig u ah, in uu jiro dastuur qeexaya qaab-dhismeedka iyo habka ay u wada shaqaynayaan qaybaha ay dowladdu ka kooban tahay. Tanina waxay ina tusaysaa in aysan dastuur la’aan dowladi jiri karain. Sida ku cad Dastuurka qabyada ah ee Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxay […]

Sii Akhri ›

Da’yar Somali ah oo la kulantay Obama

2:45 AM0 comments
Da’yar Somali ah oo la kulantay Obama

Washington DC (Caasimada Online) - 500 oo ah da’yer ka socotay Afrikaca ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Maraykanka Brack Obama, waxaana ay kala hadleen siddii loo hormarin lahaa dalalkooda. Da’yertaaas waxaa ku jirra seddax qof oo ka socday Soomaaliya kuwaasoo kala ah gabar iyo labo wiil. BBC-da ayaa wareysatay Sahra Saciid […]

Sii Akhri ›

Gaadiidka DF Soomaaliya oo caqabad weyn ku haya magaalada Muqdisho

2:35 AM0 comments
Taliyaha ciidanka ilaalada sharciyada waddooyinka Cali Xirsi Barre (Cali Gaab)

Muqdisho (Caasimada Online)-Taliska ciidamada ilaaliya waddooyinka ayaa ka cabanaya gaadidka dowladda gaar ahaan kuwa ay la socdaan ciidamada ee loo yaqaano Tiknikada. Cali Xirsi Barre (Cali Gaab) oo ah taliyaha ciidamada taraafikada waddooyinka Muqdisho ayaa warbaahinta u sheegay in ay culeys ku hayaan gaadidka ay la socdaan ciidamada dowladda kuwaasoo […]

Sii Akhri ›

WAXAAYBAHA RAGGU AY DOONAYAAN DUMARKUNA AANAY DAREENSANYN!!

2:00 AM6 comments
WAXAAYBAHA RAGGU AY DOONAYAAN DUMARKUNA AANAY DAREENSANYN!!

Ma fududa inay haweeneydu ninkeeda siduu rabo u raalligeliso, gaar ahaan kolkay arrinru galmo ku lug leedahay. Waxaa markaa kulmaya isagoon waxa uu tabanayo si bareer ah ugu sheegi karin iyo iyadoo aqoon-darri ka sokow isaga uun wilaayada saarata. Hadduu xitaa sidaas baan rabaa sidaana iga daa oran lahaa hawshii […]

Sii Akhri ›