VIDEO NEWS


Source: Fubo

Other News

CABDI WELI oo ka shanqariyay hadal niyad jab ku riday Al-Shabaab iyo Abu…

September 17, 2014 7:06 PM0 comments
CABDI WELI oo ka shanqariyay hadal niyad jab ku riday Al-Shabaab iyo Abu…

Birmingham-(Caasimada Online) – Raysal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa ballan qaaday inta ka harsan sannadkan in Al-Shabaab laga saari doono dhammaan gobalada dalka oo dhan. Isagoo habeenkii xaley la hadlaayay Jaaliyadda Soomaalida ee Birmingham ku dhaqan ayuu sheegay Al-Shabaab in laga qabsaday dhul badan isla uu ku billowday duulaan […]

Sii Akhri ›

Maamulka Jubba oo sheegay haddal aysan ku qancin Beelaha qaar (Aqriso)

7:02 PM0 comments
Maamulka Jubba oo sheegay haddal aysan ku qancin Beelaha qaar (Aqriso)

Kismaayo (Caasimada Online) – Iyadoo maalintii shaley magaalada Kismaayo uu ka furmay shir dib u heshiisiin oo loo qabanaayo beelaha deggan Jubbooyinka iyo Gedo ayaa waxaa shirkaas qaadacay korneel Barre Aadan Shire Hiiraale oo ka mid ah dhinacyadii ku dagallamay Kismaayo. Haddaba maamulka kumeel gaarka ee Jubba ayaa leh cid ka […]

Sii Akhri ›

Jawaari oo ka warbixiyay sababta uu ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

5:02 PM0 comments
Jawaari oo ka warbixiyay sababta uu ugu soo laabtay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho waxaa maanta oo Arbaca dib ugu soo laabtay guddoomiyaha golaha baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari kaasoo maalmahan ku sugnaa magaalada Baydhabo oo maalintii 3-aad uu ka socdo shirka dib u heshiisiinta beelaha deggan gobalada koonfur galbeed. Jawaari oo u tagay Baydhabo in uu goobjoog ka […]

Sii Akhri ›

Xog: Somaliland iyo Al-Shabaab oo la xaqiijiyey inuu xiriir weyn ka dhexeeyo

5:01 PM0 comments
Xog: Somaliland iyo Al-Shabaab oo la xaqiijiyey inuu xiriir weyn ka dhexeeyo

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo State, Maxamed Yuusuf Indho Sheel oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay xiriir la lee yihiin Al-Shabaab. Indho Sheel ayaa sheegay in markii uu dhintay Axmed Godane oo ahaa aasaasihii Al-Shabaab in looga baroordiiqay magaalada Hargeysa […]

Sii Akhri ›

Wufuudda caalamiga ah iyo DF oo laga saarayao Madaxtooyada KISMAAYO

4:53 PM0 comments
Wufuudda caalamiga ah iyo DF oo laga saarayao Madaxtooyada KISMAAYO

Kismaayo (Caasimada Online) – Ilo-xog-Ogaal ka tirsan shaqaalaha Madaxtooyada Kismaayo, gaar ahaan kuwa khuseeya Xafiiska Hoggaamiyaha Maamulka Jubba Axmed Madoobe, ayaa inoo xaqiijiyay in Wufuudii ka kala soctay Beesha Caalamka iyo kuwa Dowlada Federaalka Somalia Boorsooyinkooda laga saarayo Xarunta Madaxtooyada Kismaayo. Ilo wareedka ayaa xaqiijinaaya in arrintaasi ay ka danbeysay kadib […]

Sii Akhri ›

Al-Shabaab oo sameeyay arrin murugo galisay Militeriga DF SOOMAALIYA

4:13 PM0 comments
Al-Shabaab oo sameeyay arrin murugo galisay Militeriga DF SOOMAALIYA

Afgooye (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaayo weerar ay Maleeshiyada Alshabaab ku qaadeen Bar koontorool oo ku taala Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose. Maleeshiyada Alshabaab ayaa Barta koontorool ku weerartay Ciidamo la sheegay inay taabacsanaayeen Militeriga Dowlada Federaalka Somalia oo la Tilmaamay inay waxyeelo adag soo gaaren. Dadka […]

Sii Akhri ›

Somalida Kampala oo kala cararkii ugu darnaa uu heysato (Maxaa cusub?)

3:06 PM0 comments
Somalida Kampala oo kala cararkii ugu darnaa uu heysato (Maxaa cusub?)

Kampala (Caasimada Online)-Sida lagu soo daabacay Wargeyska The New Vision ee ka soo baxa Magaalladda Kampala,ayaa waxaa lagu qoray in Ciidamada Ammaanka Dalka Ugaanda, gaar ahaan kuwa Caasimada ay gacanta ku dhigeen Gaari nooca raaxada ah oo ay ka buuxaan walxaha qarxa. Wargeyska ayaa qoray in Ciidamadu ay ku guuleysteen […]

Sii Akhri ›

Col. Barre Hiiraale: Shirka Kismaayo ka socda waxaan ku diidanahay hal arrin

2:00 PM0 comments
Col. Barre Hiiraale: Shirka Kismaayo ka socda waxaan ku diidanahay hal arrin

Kismaayo (Caasimada Online) – Guddoomiyaha golaha nabadda iyo midnimada Jubbooyinka, Barre Aadan Shire ayaa faah-faahiyay sababta uu ku qaadacay shirka dib u heshiisiinta ee Jubbooyinka oo maalintii labaad ka socda magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose. Isagoo la hadlaayay Idaacadda VOA-da ayuu sheegay in shirka ka furmay Kismaayo uusan ahayn […]

Sii Akhri ›

Cabdiweli oo si rasmi ah uga hadlay khilaafka isaga iyo Xasan laga sheegay

12:00 PM0 comments
Cabdiweli oo si  rasmi ah uga hadlay khilaafka isaga iyo Xasan laga sheegay

Britain (Caasimada Online)-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Somalia C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo arrimo shaqo u jooga Dalka Britain, ayaa daboolka ka qaaday Arrimo la xiriira Khilaafka la sheegay inuu kala dhexeeyo Madaxweyne Xassan. C/wali Sheekh Axmed Maxamed oo ka hadlaayay arintaasi ayaa sheegay inay tahay mid been abuur ah oo […]

Sii Akhri ›

Garabka Barre oo wax laga xumaaday ku qeexay arrinta uu sameeyey Xasan

10:30 AM0 comments
Garabka Barre oo wax laga xumaaday ku qeexay arrinta uu sameeyey Xasan

Muqdisho (Caasimada Online)-Golaha nabadda iyo midnimada ee Jubbooyinka oo uu hoggaamiyo Barre Aadan Shire ayaa eedeen u jeediyay madaxweynaha Soomaaliya oo maalintii shaley furay shirka dib u heshiisiinta Jubbooyinka oo ka socda magaalada Kismaayo. Cabdi Shire oo xubin ka ah guddigaas ayaa warbaahinta u sheegay in marka loo eego shirka […]

Sii Akhri ›