Advertisements

Other News

XOG: FAARAX C/qaadir oo hor istaagay wasiiro kulan la lahaa XASAN SHEEKH

February 28, 2015 5:00 AM0 comments
XOG: FAARAX C/qaadir oo hor istaagay wasiiro kulan la lahaa XASAN SHEEKH

Muqdisho (Caasimada Online) – lo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in Wasiirada cusub qaarkood ay cabasho kasoo gudbiyeen Wasiirkii hore ee Cadaalada Faarax C/qaadir, oo ah saaxiibka rumaad ee Xasan Sheekh. Ilo wareedyada ayaa sheegaya in Faarax C/qaadir oo saaxiib dhow la ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka […]

Sii Akhri ›

Xog: Ubax Tahliil oo weerartay Xasan & shirka kasii baxaya gacanta dowladda

4:00 AM0 comments

Dhuuso-Mareeb (Caasimada Online) – Shirka dib u heshiisiinta Gobolada Dhexe ee ka socday magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu kordhiyay muddo 25 maalmood ah iyadoo siyaasiyiin ka horjeeda madaxweyne Xasan Sheekh ay saameyn ku yeesheen shirka oo hore loogu balansanaa in la soo xiro 28-ka Bishan. War ka soo baxay odayaasha shirka […]

Sii Akhri ›

Bare Hiiraale oo u goodiyay odayaasha saaxiib dhow la ah AXMED MADOOBE

3:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Col. Barre Aadan Shire Hiiraale oo kamid ah garabka Mucaaradka Maamulka KMG Jubba, ayaa sheegay in shaqsi ahaan uusan aaminsaneyn Baarlamaan uu yeesho Maamulka Jubba. Barre ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay Shirka ay wadaan Odayaasha taageersan Axmed Madoobe ee ka socda Deegaanka Doolow, waxa uuna […]

Sii Akhri ›

Xawaaladaha Soomaalida oo la furayo

2:50 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo dhawaan la xiray xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka ayaa waxaa hadda soo baxaya rajo weyn oo laga qabo in dib loo furo xawaaladaha si ay dhaqaalo ugu soo diraan dalka Soomaaliya. Maalinta birito ayaa la filayaa in dib loo furo xawaaladaha Soomaalida ee dalka Mareykanka, […]

Sii Akhri ›

Somaliland oo shardku xirta waftiga DF uga qeybgali doono wada-hadallada !!!

2:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha dibada Maamulka Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa u kictamay Magaalada Istanbul ee dalka Turkiga halkaasi oo ay shir socon doono laba maalin kula qaadan doonaan Madaxda Qaranka Somalia. Biixi, ayaa sheegay in Shirkaasi uu qeyb ka yahay Wada-hadaladii kala dhexeeyay DF […]

Sii Akhri ›

EU-da oo beddeshay qorshihii hore ee tababarka ciidamada dowlada Somalia

1:33 AM0 comments

Nairobi (Caasimada Online) – Midowga Yurub ayaa xaqiijiyay inay sii wadayaan taageerada ciidamada dowlada Soomaaliya si ay xaqiijiyaan amaanka dalka ku yaala bariga qaarada Africa, sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday midowga Yurub. Midowga Yurub ayaa tan iyo sanadkii 2010 dowlada Soomaaliya u tababaray inka badan 4,000 oo askari si […]

Sii Akhri ›

Kenya oo xadka ku xirtay 11 tuhmane

1:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada booliska dalka Kenya ayaa sheegay inay xireen 11 ruux kuwaasi oo lagu qabtay xuduuda ay wadaagaan dalalka Kenya iyo Soomaaliyam gaar ahaan magaalada Garisa ee dalka Kenya. Taliyaha ciidamada booliska ee magaalada Gaarisa Benjamin Obgomge ayaa xaqiijiyay xiritaanka dadkaasi, isagoo sheegay inay ku xireen dadkaasi […]

Sii Akhri ›

Shirka Dhuusamareeb oo la kordhiyey

12:30 AM0 comments
Shirka Dhuusamareeb oo la kordhiyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in mudo dheeri ah lagu kordhiyay Waqtiga uu sii soconayo Shirka dib u heshiisiinta Beelaha Mudug iyo Galgaduud. Wakhti kordhintaani ayaa waxaa Saxaafada u xaqiijiyay Nabadoon Diiriye Cali Abti Doon oo sheegay in qorshuhu uu yahay in mudo bil ah […]

Sii Akhri ›

Muqdisho iyo qaraxyo kale oo hor leh

February 27, 2015 7:51 PM0 comments
Muqdisho iyo qaraxyo kale oo hor leh

Muqdisho (Caasimada Online) – Gaari laga soo buuxiyay walxaha Qarxa ayaa waxa uu goor dhow ku qarxay Degmada Warta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Qaraxaani ayaa ujeedkiisu la sheegay inuu ahaa Gaadiidka dagaalka AMISOM oo maraayay Isgoyska Cali Kamiin ee Degmada Wartanabada, waxaana la soo warinayaa in Gaarigaasi oo noociisu ahaa Kaarib […]

Sii Akhri ›

Xaaladda wasaaradda ammaanka oo dib ugu laabatay xilligii kumeel gaarka

7:04 PM0 comments
Xaaladda wasaaradda ammaanka oo dib ugu laabatay xilligii kumeel gaarka

Qaraxyo ay dhaliyeen madaafiic ayaa shalay ku habsaday agagaarka Madaxtooyada Villa Somalia iyadoo ilaa shan saalbo lasoo weriyay inay ku dhaceen goobo isku dhow oo madaxtooyada ku xeeran, waxaana saxaafadu tebisay in qaraxyadaasi ay dhaliyeen waxyeelo gaartay baabuur iyo burbur goobihii ay ku habsadeen. Qaar kamid warbaahinta ugu waaweyn ayaa ku waramay dhimasho […]

Sii Akhri ›