Jabhad Soomaali ah oo ka dilaacday Kenya + Sheegatay weerarki Gaarisa

November 20, 2012 11:00 PM24 commentsViews: 28

Kadib dilki shalay magaalada gaarissa ee gobolka woqooyi bari wadanka kenya logu gaystay askar ka tirsanaa Ciidamada Milatariga Wadanka Kenya ayaa waxaa weerarkaasi sheegtay Jabhada NFD Liberation Front oo ah jabhad in badan oo Somali ah dhagahooda ku cusub .

Afhayeen u hadlay Jabhada NFD Liberation Front oo magaciisa ku soo gabiyay Captein Calibell ayaa waxaa uu shegay in jabhadooda ay tahay jabhad gobonimo doon ah ayna ka go,antahay in ay ka go,an wadanka kenya waxaa uu sido kale sheegay in jabhadoodu ka danbeysay dilal dhowr ah oo askarta Kenya logu gaystay gudaha wadanka Kenya qaas ahaan Gobolka Waqooyi bari waxaana ugu danbeyay dilki shalay aan u gaysanay 3 askari oo cabiid ah ayu yiri Captein Cali Shabell.

Cali Shabell ayaa waxaa uu intaasi raciyay in jabhadooda ay ku guda jirto u diyaargarow ka aargudashada wax uu ku sheegay Ciidamada Cabiida oo aan la aqoon waxaa uu uga jeedo.

“Jabhada NFD Liberation Front marna kama amusi doonto xasuuqi Ciidamada Cabiida ay shalay u gaysteen shacabka Somaliyeed ee xogga lagu haysto ee ku nool Magaalada Gaarissa waxana aan shacabka NFD u balan qaadaynaa in dhibaatadi la garsiyay ka badan ay garsin doonan Ciidamada Caabiida ayu yiri Captein Cali Shabell”

Jabhada NFD Liberation Front ayaa ah mid ku cusub dhagaha Shacabka Kenya waxaana in badan oo Kenyaan ah ay iswaydinayaan waxaa soo dadajiyay in sanadka 2012 qaar ka mid ah gobolada Kenya ay ka samaysmaan jabhado u dagaalamaya kala goynta wadanka Kenya.

Balse Kenyaan badan ayaa waxaay qaban in soo bixintaanka Jabhada NFD Liberation Front ay ka danbaysay ka dib marki Ciidamada Kenya ay gudaha u galeen wadanka Somalia oo horay muraan dhuleed ugala dhexeyay Wadanka Kenya.

Isku soo wada duubo hadal haynta ugu badan ee manta Wadanka Kenya ayaa waxaay tahay dilki 3 askari ee shalay lagu dilay Gaarissa iyo Jabhada Cusub ee shegatay dilka Askartaas.

 

24 Comments

  • Mar ay noqotaba dadka reer NFD oo,sida la wad xusuussto,1963kii afti ku doortay inaysan kenia ka mid ahayn hase yeeshee gumaysigii ingiriisku ku qasbay,way xoroobi doonaan waxayna horseedi doonaan soomaaliweyn ee soomaaliyeey taas maanka ku haya gacanna ka geysta.

  • Maqqalkaan beenta ah waxaad usoo qorteen soomaalida qiirad geliya..
    dadkaas gaarisa dega waad dad damiirkaas waa hore kadhintay marka kuma kacayaan maqaal been ah aad usoo qortay, waa hore bee seexdeen
    hadaa ugu talo gashay moowduucaan in laga doodo ama ee kula qunmanaatay in jabhad kadilaacdo kenya waa fikr fiican. laakiin haku tashanin Ogaadeen inuu hakaas jabhad kasameeyo.

  • Liibaan Maxamed

    Warkaan xaggaad ka keenteen? Xigasho ma leh, Caddayn ma leh…..saanu saxaafad maahin waa haddii run la rabo..

  • WAA WAX LAGU FARXO, GUUL IYO GOBANIMO, MESHAAS KA SI WADA DAGAALKA,

    KUWA KISMAYO JOGANE WAA INEY HUBKA DHIGAAN HADI KALE XOOG AYAAN KAGA FURANEYNA,

  • Caasimadda.online:maxaad ku diidan tihiin jabhadda NFD liberation front? xaq ayey u leehihiin reer NFD inay dhaqangeliyaan qaraarkoodii 1963kii kuna saabsanaa inaysan ka mid noqon kenia hase yeeshee gumaysigii ingiriisku ku qasbay.ma taariikhda arrinta ayaadan ogeyn mise kenia ayaad ka baqaysaan sida soomaali badan ee maanta jirta?Noo daaya wararkeenna.

  • kkkkkkkk waa yaab soamalia iyadaaba iminka qalane abti caanihiina ha iska daadinina oo dhibka iska dhaafa islamkoo dhan ayaa dhib lagu hayaa markaa dagaal aan guul lagu gaadhayn in dhiig loo daadiyaa ma haboona gaalo waa tashatay

  • WARKU WAA WAR XIISO LEH EE BAL XIGASHADAA LA IDINKA SUGAYAA. MAHADSANID.

  • Farxad ayan lakala daatay ilahow adaa mahad leh.alow gulee gesiyasha isxilqamay.

  • Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan Aad Iyo Aad Ugu faraxsahay oo aan U taageersanahay Jabhada NFD Magacaan Naguma cusba Dadka ku Cusub dhagahooda Waa D’ yarta NFD Waa Qeyb Ka maqan Soomaaliya Mustaqbalka Waxaan Rajeyneynaa Iney ku soo Biiraan Soomaaliya Inteeda Kale

  • Immissa ayaa dowladda Kenya ku tacadiyaysay shacabka Somaliyeed ee jooga Kenya meel kasta markoodii hore ha ka yimaadeene. Sida Kenya ay Soomaalida ula dhaqmaan Nairobi iyo NFD, kama duwana sidii Apartheid ula dhaqmi jirtay madowga South Africa. Dadkastaa marka xanuunku soo taabto, waa kuwa marka danbe kaca. Carabta ayay ka dhacday. Mombaasa iyo xeebta ayay ka dhacday. Hadanna waxay ka curatay NFD. Hadiiba south Sudan guulaysatay oo ka go’day Sudan, NFD na waa tii ka go’da Kenya. Guul

  • kkkkkkkkkkk maxeey jabhad sameeystaan ogadeen ayagaaba somalia gudaha u soo galiyaay kenyan oo hadane waxeey u sii saxiixayaa dhulkii kale ee somalia in ay kenyan qabsado marka oo ay ku handacooto jabhad ayaan iska celinaa marka reer ogadeen ethiopia ayeey wax ka keeni wayeen ma hadeey somalia kala qaybsantahay ayeey kenya wax ka kenayaan yaab dadka ha dhameeynina ee dagaalka iska daaya xoog meesha kuma haaysiinee

  • kkkkkkkkk….sxb NFD frontier aniga aya katirsan ee jabhaad maahan ee waa NGO oo xuquuqda dadka waqoyi bari udooda ee warka kala hubsa,NFD frontier is a non govermental organization for human rights for north eastern people in kenya not a rebel

  • Alle kuwani macno yaraa dadkiidii oo dhan baa qaxioti ku ah nfd ilaa caalamka markasey jabhad aan jirin oo sheegaan

  • ABDIRAHMAN BADISHAKUR WARSAME IYO SHEIKH SHARIIF SHEIKH AHMED . AYAA DHULKA,BADA SOOMAALIYEED USAXIIXAY KENYA. FG: NFD. WAXAA KENYA USAXIIXAY MOHAMED IBRAHIM CIGAAL, MAGAALLADA CARUUSHA-TANZANIA AYUUNA KUSAXIIXAY.

  • kuwan faraxsan, waxba lama socdaan. JABHADA ONLF. eela dagaalanta Cadow-ga Ethiopia, ee-haysta Baladweyne, baay,bakool, gedo, iyo Galguduud, maalin kastana kufsada Gabdhihiina kaliya waxaad samaysaan, oo,aan ognahay waa inaad Qofkii aad kutuhuntaan ONLF udhiibtaan Xabashida. Hadaba Somalida Laguumeysto malaha Walaalo uhiiliya, HADABA NFD IYO NEW JABHAD AYAAN KU-FARXAYAA LAYDIN KAMA YEELAAYO

  • A/RASHIID/ABOOR

    waxaan layaabanahay dadkan intay guryohoodii soo gubeen,
    oo ilaa jiingadihii la soo bexeen , hadana raba in ay qas iyo jaha wareer ka bilaabaan, somalida kenya,
    somalida kenya waa midda idiin suura galisay inaad kenya ku noolaataan,
    si xor ahna u joogtaan,
    waxaan idin moodaynay dad soomali ah laakiin waxaad tihiin dad cun yey,
    ah waxaa la idinka rabay, abaal gud , noqonse wayday,
    kenya maaha meeshii isbaarada iyo, marta haweenka la furan jiray, maalin aan dheerayna
    isbadal ayaa ka dhici doona, kareetadii iyo madficii is dhexyaaci jiray ayaad dib ugu laaban,

  • A/RASHIID/ABOOR

    TO/ KEYNAAN,
    waxaad tahay qof cuqdad beerka fadhiisartay, ilaahay bari, hadii kale waad u dhiman
    ogaden waa dad sharaf leh afkaaga waxba kuma yeeli kartid,
    mana lagaa yeelayo, is barbaryaac iyo nidaam la aanta aad aduunka la dhex wareegayso,
    caalamka meeshii aad tagtaba waxaad ku bukoodaa oo qandho ku qabataa markaad aragto meel nidaam iyo horumar ka jiro,

  • Sheekadani waa sheeko caruureed iyo shimbirayahow heesa
    waa ashabaab jambool tuuraya kkkkkkkk

  • anigo ku hadlaya magaca somaliyed qasatan darood adban uso dhawaynaya arinta hadiay ogadey xoriyada kasoo qatan kenyatiga wan u ogalahay inay mamulan garisa ila gedo ilaa kismayo waliba si sharaf iyo mudnan leh, waxba haka wal walina haday xalada idin ku xumato walalihin marexaan baa garabkina kunasoo fadhiya gedo,ilaa iyo kismayo, lagamana yabo inad garab la,an noqoto odayashi hore waxay dhihi jiren marexan ma,ahane wa mariixman, jihaad wacan

  • Jabhadan Cusub Ee NFD waxaan leyahay wellcome waan idin garab taaganahnay hadadnunahnay reer muqdisho waxaan soo celiya NFD

  • waa lasogaayey wrkaas
    waanba warersanayn

  • ninka waxaan qoray waa nin doonaya in keenya ay kasoo baxdo jubooyinka iyo gedo kadibna mooryaantu bililiqaystaan oo boobaan deegaaanka jubboyinka…marka ethiopia ,ugaandha ,burundi ,iyo jabuuti ay ka baxaan soomaaliya ayay ka baxaysaa kenyana somalia …tan kale shacabka nfd waxay go,aan ku gaadheen in nin aan u furi doonin uusan u rarin waxay go,aansadeen inay kenya wax laqaybsadaan ,wixii intaa kabadan waa nacna c

  • Argagiso xabad baa inaga dhaxaysa colaadeenu maanta ayeeybilaabatay,
    aniga ayaana halkaa ku soo gaadhsiiyey markaad adoo qaawan oo qaxooti ah
    aan hooy kuu sameeyey kuna soo dhaweeyey, balse hada waad ogaan waxa dhaca
    hawiyena waa al shabaab dunidana hooy kuma ay lahan

  • kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk NIMAN WAX OGEN ILAHOW HAKUCADABIN KUWA RE MUQDISHO AH OO LEH WANSODAWEYNENA NFD MAXA KAGALAY SXB GARISSA ANIGA AYAKUDASHAY ANIGA AYANA JOGA EE HAWIYE HATASHADAN NFD WAXNA KAMAGALIN WE DEFEND OURSELVE FRM ANY QABQABLE NFD WAXA ISKA LEH DAROD ABSAME

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Trackbacks