Advertisements

C/Weli Gaas oo aflagaado & hanjabaad isugu daray Xasan iyo xildhibaannada

November 22, 2014 7:21 PM0 comments
C/Weli Gaas oo aflagaado & hanjabaad isugu daray Xasan iyo xildhibaannada

Muddo bil ah ka badan ayay ku qaadatay in madaxweynaha maamulka Puntland uu ka hadlo khilaafka ka dhex oogan madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Cabdi Weli, ama haddaan sida ku habboon u iraahdo “Inuu taageero u muujiyo R/W Cabdi Weli”. Hadal qoraal ah oo uu Cabdi Weli Gaas soo […]

Sii Akhri ›

Gaas, Axmed Madoobe & Shariif Xasan oo diyaariyey qorshe halis ah oo 2016 ku wajahan kana dhan ah MUQDISHO

November 19, 2014 12:00 PM0 comments
Qaar baa hurda, qaarna waa shaxayaan

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa ogaatay inuu jiro iskaashi iyo heshiis siyaasadeed qarsoodi ah oo u dhaxeeya maamullada Puntland, Jubaland iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo dhowaan noqday madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed. Ilo-wareedyo aad loogu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in heshiiskan uu yahay mid ku […]

Sii Akhri ›

Video: Amiin Camir oo hees farshaxan qosol leh ka sameeyey Xasan & C/Weli

November 17, 2014 4:00 AM0 comments
Video: Amiin Camir oo hees farshaxan qosol leh ka sameeyey Xasan & C/Weli

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa muuqaal ciyaareed farshaxan ah aadna u qosol badan saaray heesta “dhac dhac waa kaa dhammaatayee” ee uu qaado fanaanka Saalim Saciid Saalim. Heeskan ayaa waxaa ku dhex ciyaaraya madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli Sheekh, waxaana ay ka […]

Sii Akhri ›

VIDEO: DHULKU Miyuu ku wareegtaa CADCEEDDA? (MUCJISDA ISLAAMKA)

November 13, 2014 6:00 AM0 comments
VIDEO: DHULKU Miyuu ku wareegtaa CADCEEDDA? (MUCJISDA ISLAAMKA)

Dhulku waa meere Mucjis ah oo  kamid ah meereyaasha ku mideysan xiddigta Cadceedda. Waxaa loo yaqaan bahda uu ka tirsan yahay Solar System (Bahda ay Cadceeddu mideysay). Waxbadan inkastoo muran uu ka taagnaa in Dhulku uu wareego iyo in kale, waxaynu maanta qaadaa dhigi doonnaa xarakada ama dhaqdhaqaaqa Dhulku uu […]

Sii Akhri ›

DHULKU dhibic ma dhamo (Mucjisada Koonka iyo xaqiiqooyin aadan ogeyn)

November 12, 2014 3:00 AM0 comments
DHULKU dhibic ma dhamo (Mucjisada Koonka iyo xaqiiqooyin aadan ogeyn)

Saddexdan xiddig waa hal bah oo ka wada tirsan Galaxy-ga Milk way. 1. Waa Cadceedda iyo bahda ay mideysay ee Meereyaasha. Waxaad arki karaysaa dhulka intuu la eg yahay marka Cadceedda loo eega. Cadceeddu waa xiddiga inoogu dhaw xiddiga, waxayna inoo jirtaa masaafo dhan 8 seken oo xawaaraha iftiinka ah. […]

Sii Akhri ›

ISKA FIIRI: Sidee ayaa ku garan kartaa xirriirada dhiig-miiradka ku dhisan?‏

November 4, 2014 1:00 AM0 comments
ISKA FIIRI: Sidee ayaa ku garan kartaa xirriirada dhiig-miiradka ku dhisan?‏

Waxyaabaha aan barashada psychology ka faa’iiday waxaa ka mid ah barashada qandho nafsaani ah oo la yiraahdo Narcissistic Personality Disorder (NPD)  sidaa darteed waxay ila tahay inuu yahay macluumaad ay dadku ka faa’iidaysan karaan, qofka noocan ah tusaale ahaan way ku adag tahay inuu qof si rasmi ah u jeclaado […]

Sii Akhri ›

Cilmiga qariban ee culimo falsafadeed ku jira, duni aafeysan baa laga dhaxlaa

November 2, 2014 1:00 AM0 comments
Cilmiga qariban ee culimo falsafadeed ku jira, duni aafeysan baa laga dhaxlaa

AFEEF Waxaan halkan ku soo bandhigi doonaa qormooyin  is xiga oo aan jeclahay inay Muddo socdaan oo aan kaga hadli doono sida cilmiga qaldama uu u qaribi karo dunida, iyo sida aqoonyahanka ugu soo kordhinayo fekerkiisa asagoon xeerinayn musiibada uu ka dhex dhalin karo Ummadda markasta ay la nool yihiin, […]

Sii Akhri ›

Shaxdii Kenya – Shirqoolka Ethiopia & shaf garaaca Uganda (Khilaaf waa kow)

October 26, 2014 3:00 AM0 comments
Shaxdii Kenya – Shirqoolka Ethiopia & shaf garaaca Uganda (Khilaaf waa kow)

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa dagaalkiisa Siyaasadeed dhiirigelin ku siiyay Ra’iisul Wasaare Cabdi wali Axmed. Kaadiriinta Damujadiid iyo Madaxweyne Xasan Sheekh xaaladu waa ku adag tahay oo xaalka sideey moodeen maaha. Ciyaartooy ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaarahii hore ee Somalia Saacid Shirdoon, Masrax Maxamed Siyaad, Cabdiwali Gaas iyo Maxamed […]

Sii Akhri ›

Muqdisho oo ay kasoo baxeen 4 koox oo si cajiib ah ula dagaalaya Shabaab

October 25, 2014 3:00 AM0 comments
Muqdisho oo ay kasoo baxeen 4 koox oo si cajiib ah ula dagaalaya Shabaab

Ururrada bulshada rayidka ah ee Soomaaliya iyo hoggaamiye diimeedka ayaa iska kaashanaya in ay bilaabaan olole wacyi-galin ah oo looga golleeyahay in lagula dagaallamo aydiyoolajiyadda xagjirnimada ee goobaha laga xoreeyay al-Shabaab. Ururka fadhigiisu yahay Muqdisho ee Xarunta Wadahadalka Bulshada (CCD) culumaa’u-diin ka tirsan Ahlu Sunna wal Jamaaca, Ururka Haweenka Benaadir […]

Sii Akhri ›

Aqriso gabaygii loo xiray korneylkii ee fashiliyey fadeexadda DFS + Dhageyso

October 24, 2014 3:00 AM0 comments
Aqriso gabaygii loo xiray korneylkii ee fashiliyey fadeexadda DFS + Dhageyso

Muqdisho (Caasimada Online) – Colonel Cismaan Cilmi Guure (Cukaash) oo kamid ah saraakiisha cidamada xooga dalka Soomaaliyeed, horena usoo noqday taliyihii ciidamada ilaalada Madaxtooyada xiligii dawladii Madaxweyne Sheikh Shariif , hadana ahaa Taliye urur ka tirsan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya oo u adkeysan waayey dhibaatada iyo Musuqmaasuqa Taliska ciidanka xooga […]

Sii Akhri ›