Advertisements

Gabar Indha la’ oo ka sheekeysay qiso Jaceyl oo oo soo martay (Dhageyso)

October 20, 2014 9:03 PM0 comments
Gabar Indha la’ oo ka sheekeysay qiso Jaceyl oo oo soo martay (Dhageyso)

Hargeysa (Caasimada Online) – Xaawa Jaamac Cabdi waa gabar ku dhalatay arag la’aan, waxay ku nooshahay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland. Xaawo ayaa waxay ka sheegeysay dhacdo xiiso badan oo soo martay, oo ku saabsan Jaceyl dhab ah oo kusoo maray xiriir qadka taleefanka ah. Gabadhani oo ah ardayad wax […]

Sii Akhri ›

ILA ARAG: XEELAAD aan ka yaabay oo xatooyada Muqdisho kusoo korortay!!

1:00 AM0 comments
Ganacsade Liibaan

Tuug waxaa la yiraa qofka had iyo goor isku howla qaadashada hantida dadka kale isagoo adeegsanaya xeelada qarsoon oo uu wax ku qaadanayo. Waxaana xeeladahaas oo xatooyo loo yaqaan ay yihiin kuwo aad u badan oo mid kastaba ay tan kale ka yaab badantahay. Xeelad aan ku tilmaami karo tii […]

Sii Akhri ›

MUQDISHO oo federaalka laga saaray

October 18, 2014 6:07 AM0 comments
MUQDISHO oo federaalka laga saaray

Inkasta oo beesha Abgaal ay shaacisay inay maamul u dhiseyso gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe, haddana waxaa qorshahaas caqabad ku ah oo diiday madaxweynaha Soomaaliya, oo tan iyo markii la doortay ceyrsanayey siyaasado ka dhan ah dadka dega Muqdisho iyo gobollada u dhow. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qorsheenaya dhismaha […]

Sii Akhri ›

Fallanqeyn: Gefkii & sharci-darradii uu C/Weli ku galay heshiiskii Puntland iyo boobka lagu hayo dhaqaalaha XAMAR

October 16, 2014 6:46 PM0 comments
Fallanqeyn: Gefkii & sharci-darradii uu C/Weli ku galay heshiiskii Puntland iyo boobka lagu hayo dhaqaalaha XAMAR

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul wasaare Cabdi Weli oo hogaaminaya wafti ay kamid yihiin Wasiirada Qorsheynta iyo Tacliinta sare Saciid iyo Ducaale iyo Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Somalia Mahad Cawad ayaa la soo saxiixday maamulka Puntland heshiis ku salaysan cadaalad darro iyo jabinta dastuurka dalka. Federaalka Somalia oo aan ku dhisneyn […]

Sii Akhri ›

Video: Shirarka London & shirqoolada qarsoon ee loogu maleegay SOMALIA

October 13, 2014 4:00 AM0 comments
Video: Shirarka London & shirqoolada qarsoon ee loogu maleegay SOMALIA

Columbus (Caasimada Online) – Shirarkii Soomaaliya loogu qabtay London  ,waxaa sida la sheegay ay ahaayeen shirar la doonayey in kaalmo caalami ah loogu uruuriyo Soomaaliya, si dalka uu dib cagihiisa isugu taago. Hase yeeshee aqoonyahan Soomaaliyeed, ayaa soo bandhigay shirqoolada ku duugan shirarkaas, ee Soomaalida aysan ka war-hayn. Abdisalam Haji Ismail, oo ah aqoonyahan […]

Sii Akhri ›

Daawo: Muqdisho iyo isbadalka cusub

October 12, 2014 6:08 PM0 comments
Daawo: Muqdisho iyo isbadalka cusub

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo ay ka soconayaa horumaru dhinacyo badan leh marka loo fiiriyo Sanadihii ugu dambeeyay, ayadoo sanadkaan Magaaladu ay ku soo badanayaan magaalada wax yaabo aan horay looga aqoonin. Muqdisho maanta bilic ahaan iyo Muuqaal ahaan wax weyn ayaa iska badal dhanka Horumarka, ganacsigana magaalada […]

Sii Akhri ›

Xog-warran: Xaqiiqooyinka qarsoon ee xildhibaanada Mudullood ugu jira BFS

October 11, 2014 7:00 AM0 comments
Xog-warran: Xaqiiqooyinka qarsoon ee xildhibaanada Mudullood ugu jira BFS

Xildhibaannimadu waxay ka dhigantahay metelaad buuxda oo uu Mudanaha xilkaas hayaa Bulshada uu magacooda kursiga ku fadhiyo ku matalayo Masraxyada Siyaasadeed ee go’aannada xasaasiga ah oo Bulshooyinka saameynaya lagu gaaro. Si gaar ah Xildhibaannada Soomaalida oo lagusoo doorto magac Beeleed waxaa dusha ka saaran mas’uuliyad ka culus oo ah inay […]

Sii Akhri ›

Maxaa kaa qarsoon oo ka jira dekedda Muqdisho (Sir xasaasi ah oo yaab leh)

September 27, 2014 7:46 AM0 comments
Dekadda weyn ee Muqdisho

Dekedda Magaalada Muqdisho waxaa ka jira mid ka mid ah dhiig miirashooyinka laga argagaxo ee ka jira dalka Soomaaliya. Musuqmaasuqyada ka jira Muqdisho oo Masuuliyiinta DF Soomaaliya maamusho ma ahan kuwo halkaan lagu soo koobi karayo. Muqdisho waxaa jooga Xildhibaano, Wasiiro iyo shaqaale Dawladda Federaalka oo usoo shaqo tagay iyo […]

Sii Akhri ›

Sir ku saabsan khayraadka Somalia iyo boobka lagu hayo‏ (Video muhiim ah)

September 22, 2014 8:41 PM0 comments
Sir ku saabsan khayraadka Somalia iyo boobka lagu hayo‏ (Video muhiim ah)

Columbus (Caasimada Online ) – Dalka Soomaaliya waxaa allaah uu ku maneystay kheyraad tira badan oo nooc walba leh, oo ka dhigi kara mid ka mid ah kuwa ugu hodansan dunida, haddii laga faa’iideysto. Si kastaba, kheyraadkaasi ayaa waxaa had iyo goor lagu hayaa boob aysan inta badan bulshada Soomaalida […]

Sii Akhri ›

Daawo: Sambaloolshe oo ka hadlay xil qaadistiisa, arrin yaab lehna shaaciyey

September 21, 2014 5:50 AM0 comments
Cabdullaahi Sanbalooshe

Muqdisho (Caasimada Online) – Taliyihii hore ee hay’adda nabad sugidda qaranka Soomaaliya Cabdullaahi Sambaloolshe, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xilka qaadistii lagu sammeeyey. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay si rasmi ah xilka uga qaaday Sambaloolshe, kadib muddo khilaaf uu ka taagnaa arrintaas. Sambaloolshe ayaa sidoo kale ka […]

Sii Akhri ›