DHAGEYSO: Sacuudiga oo ka fekeraya rarista qabriga nabi Muxamad NNKH

September 6, 2014 3:00 AM0 comments
DHAGEYSO: Sacuudiga oo ka fekeraya rarista qabriga nabi Muxamad NNKH

Madiina (Caasimada Online) – Dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay waxaa si weyn looga hadalhayay warbixnno ay qoreen wargeysyo waaweyn oo ka soo baxa dalka Britain, kuwaas oo lagu sheegay in dowladda Sacuudiga ay ka fekereyso qorshe looga rarayo qabriga Nebi Muxammad NNKH halka uu kaga yaalo magaalada Madina. Wargeysyada the […]

Sii Akhri ›

GABAR 18 sanno jir ah oo ay dantu ku qasabtay inay guursato EEY (Sawirro)

September 4, 2014 1:20 PM0 comments
Shenu, eegya, oo u muuqda inuu ku faraxsan yahay arooskiisa in ka badan aroosadiisa

New Delhi (Caasimadda Online) – Gabar ayaa guursatay eey si ay uga farxiso qoyskeeda, kuwaasoo filaya haddii ay sidaan sameyso inay iska ridi doonto habaar ay aamisan yihiin inuu ku dhacay. Ka dib xaflad la yaab leh oo dhacday, 18 sanno jirta Mangli Munda ayaa xariga ku dhegtay oo wadatay […]

Sii Akhri ›

Dacwaddii ay DFS ka gudbisay BADDA oo la helay iyo arrin halis ah oo ku jirta

September 2, 2014 8:04 AM0 comments
Dacwaddii ay DFS ka gudbisay BADDA oo la helay iyo arrin halis ah oo ku jirta

Dacwadda DFS u gudbisey Hague waa mid lagu tirtirayo Law no. 37, laguna xagal daacinayo Baarlamaanka Soomaaliya? Maxkamadda Qaramada Midoobey (QM) ee Hague ayaa website-keeda ku daabacday dacwaddii Xadka Badda ee ay u gudsatey Dawladda Federaalka Soomaaliya (DFS), taas oo ka kooban 17 bog, oo la sheegay in laga dacwoonayo […]

Sii Akhri ›

Sirta ku duugan dacwaddii DF Somalia ay gelisay badda (Heshiis qarsoodi ah)

August 31, 2014 6:00 AM0 comments
Caalamadda 3 xagalka, waa dhul badeedka ay Kenya rabto inay boobto iyo qaabka ay rabto in cabirku noqdo

Magaceygu waa Avv. Dr. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed “Tallman” Waxaan ahay sharciyaqaan caan ka ah dalka iyo dibeddaba. Arrinka dacwadan badda ku saabsan oo lagu furay Kenya, waxaan ka oranayaa laba kilmadood. Qofka Soomaaliya dacwad gelinaaya, maanta oo ay tabar daran tahay, lana socda in Kenya ay garab taagan yihiin reer […]

Sii Akhri ›

DF oo ku dhaqaaqday arrintii badda ee laga cabsida qabay, tagtayna HAGUE

August 29, 2014 4:55 PM0 comments
DF oo ku dhaqaaqday arrintii badda ee laga cabsida qabay, tagtayna HAGUE

Hague (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa maxkamadda ugu sarreysa QM weydiisatay inay go’aan ka gaarto xuduud badeedka ay la wadaagto Kenya, Caasimada Online ayaa xaqiijin karta. Dowladda Soomaaliya waxa ay kiiska dacwadda khamiistii ka diiwaan gelisay Maxkamadda caalamiga ah ee caddaaladda (International Court of Justice), ee fadhiggeedu yahay magaalada Hague […]

Sii Akhri ›

SAWIR: Xeelad cajiib ah oo MUQDISHO laga billaabay si hubka looga qariyo DF

August 26, 2014 2:00 AM0 comments
SAWIR: Xeelad cajiib ah oo MUQDISHO laga billaabay si hubka looga qariyo DF

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir ayaa sawir gacmeed qosol badan ka sammeeyey xeelad cusub oo ay dadka hubka ku dhex haysta magaalada Muqdisho ay billaabeen, si ay hubka u gala baxaan guryahooda, oo aanay uga qaadin dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaga oo u qaadaya meelo kale. Amiin ayaa sawir […]

Sii Akhri ›

Warqad sir ah: Puntland iyo shaxda ay cayaareyso 2016 + sida ay rabto in loo qeybiyo xildhibaannada iyo Muqdisho

August 21, 2014 4:57 PM0 comments
Warqad sir ah: Puntland iyo shaxda ay cayaareyso 2016 + sida ay rabto in loo qeybiyo xildhibaannada iyo Muqdisho

Garoowe (Caasimada Online) – Maamulka goboleedka Puntland ayaa la yimid, soona habeeyey qorshe damaaci ah, oo ku saabsan sida loo qeybinayo kuraasta xildhibaanada Baarlamaanka sanadka 2016, iyadoo dalka la rajeynayo inay doorasho ka dhacdo. Qorshahan ah ayaa mid ay Puntland rajeyneyso inay kula wareegto talada dalka Soomaaliya, ayada si wanaagsan uga fakartay […]

Sii Akhri ›

Amiin Caamir oo sawir qosol badan ka sammeeyey Faarax C/qaadir iyo Gaas

August 20, 2014 6:26 PM0 comments
Amiin Caamir oo sawir qosol badan ka sammeeyey Faarax C/qaadir iyo Gaas

Muqdisho (Caasimada Online) – Amiin Caamir ayaa soo saaray saddex sawir gacmeed oo qosol badan, oo uu ka kala sameeyey Faarax Cabdulqaadir iyo damaciisa ku aadan inuu noqdo madaxweynaha Soomaaliya, caddaalad darrada uu Cabdi Weli Gaas ku hayo dadka degan gobol Gardafuul ee Puntland iyo arrinta hub ka dhigista Muqdisho.

Sii Akhri ›

Daawo: Sheekh SUDAYSA oo ka hadlay arrin aan looga barran oo muhiim ah

August 19, 2014 7:00 AM0 comments
Daawo: Sheekh SUDAYSA oo ka hadlay arrin aan looga barran oo muhiim ah

Makkah (Caasimada Onine) – Sheekh Cabdi raxmaan Sudeysa, Imaamka Xaramka ayaa khudbadii Jimcaha waxaa uu aad uga hadlay arrin inta badan soo hadal qaadin oo ah siyaasadaha cusub iyo kooxaha Islaamiyiinta caalamka. Sheekh Sudeysa ayaa ka hadlay khatarta iyo Fasaadka Khawaarijta ay ka wadaan Caalamka Islaamka, waxaana uu aad uga digay dhalinta khayrka […]

Sii Akhri ›

Magacyada iyo beelaha 25 siyaasiyiin iyo ganacsato ah oo ay DF weerareyso

August 17, 2014 11:59 PM0 comments
Magacyada iyo beelaha 25 siyaasiyiin iyo ganacsato ah oo ay DF weerareyso

Muqdisho (Caasimada Online) – Caasimada Online ayaa xog ka heshay qaar ka mid ah shaqsiyaadka ay Wasaarada Amniga dowladda federaalka qorsheeneyso inay guryahooda weerarto, si hubka looga soo qaado. Dadkan, ayaa waxaa ka mid ah siyaasiyiin, ganacsato iyo shaqsiyaad caan ah oo u dhashay beelaha Hawiye, kuwaasi oo qaarkood ay Muqdisho […]

Sii Akhri ›