Advertisements

Daawo: Qaabka casriga ah ee kaararka aqoonsiga loogu sameeyo Muqdisho

February 4, 2014 6:06 PM0 comments
Sii Akhri ›

DAAWO VIDEO: Muuqaalka Sare ee Bilicda Muqdisho & Sanadkaan 2014.

February 3, 2014 12:40 PM0 comments

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho oo sanadkaan cusub ee 2014 ay noqotay Sanadkii Bilicda Muqdisho oo dad badani ay la dhacsan yihiin dib u soo kabsashada Magaalada xarunta u ah Dalka Somalia. Muqdisho isma lihin sidaan ayeey durbaba uga kabsatay 23 sano oo dagaal iyo burbur xoogan ku dul […]

Sii Akhri ›

Video: Muuqaalka Isbitalka Digfeer ee Muqdisho & sida dib loogu casriyeey

February 1, 2014 3:55 PM0 comments

Isbitaalka ugu casrisan Geeska Afrika ee dhawaan laga dhisay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa loo soo bandhigay Saxaafada. Dhismaha Isbitaalkaan oo qeybo badan ka kooban ayaa dad badani ay ku tilmaameyn mid Shacabka Soomaaliyeed ay ku helo doonaan sumcad bacdamaa Isbitaalkii ugu casrisadaa laga her geliyay Magaalada Caasimadda ah […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirro cusub: Qeyb kale oo ka mid ah Isbitaalka cajiibka ah ee Turkey uu ka dhisay magaalada MUQDISHO !!!

January 31, 2014 4:58 PM0 comments
Daawo Sawirro cusub: Qeyb kale oo ka mid ah Isbitaalka cajiibka ah ee Turkey uu ka dhisay magaalada MUQDISHO !!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa halkaan idin soo gudbineynaa qeyb kale oo ka mid ah dhismaha Isbitaalka Digfeer, ee iminka loo bixiyey Recep Tayyip Erdogan ee magaalada Muqdisho oo lagu sameeyay dib u dhis iyo qalabeyn casri ah, iyadoo waayihii ugu danbeeyay dowladda Turkiga ay ku mashquulsaneyd horumarinta isbitaalkaasi. Aqristoow hadii […]

Sii Akhri ›

XOG CUSUB: Afduubki madaxda ONLF loogu geystay Nairobi (Daawo Video)

3:30 AM0 comments
Sii Akhri ›

Daawo Howlaha iskaa wax u qabsada ah ee ka socda magaalada Muqdisho

January 29, 2014 5:15 PM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Shacabka ku nool Degmooyinka uu ka kooban yahay Gobolka Banaadir ayaa u istaagay in ay iskood wax u qabsadaan oo aysan ku fiirsan Dowladad oo kaliya dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho. Waxa ay billaabeen inay subaxi aroortii hore ay kacaan, ayna ku dhaqaaqaan jidadka magaalada […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirrada: Turkey oo Muqdisho ka dhisay isbitaalka ugu casrisan G/A

January 28, 2014 5:00 AM0 comments
Daawo Sawirrada: Turkey oo Muqdisho ka dhisay isbitaalka ugu casrisan G/A

Muqdisho (Caasimada Online) – Howlaha uu Turkiga ka wado magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, waa kuwa muuqda oo banaanka yaal, Sawirro cusub oo laga soo qaaday Isbitaalkii hore ee Digfeer oo iminka Turkiga uu dib u dhisay, ayaa muujinaya isbital casri ah, oo xittaa indhaha inay daawadaan ay jecel yihiin. Isbitalka […]

Sii Akhri ›

Daawo: PUNTLAND oo dad kasoo jeeda Ogadeniya u gacan gelisay Ethiopia

January 25, 2014 6:00 AM0 comments
Sii Akhri ›

DAAWO: Khudbaddii cajiibka ahayd ee Tarsan: Hawiyoow tashada oo kaca

5:00 AM0 comments
Sii Akhri ›

Barnaamijkii ugu muhiimsanaa DALKA oo u hakaday lacag la’aan haysata DF

4:00 AM0 comments
Barnaamijkii ugu muhiimsanaa DALKA oo u hakaday lacag la’aan haysata DF

Barnaamijka Soomaaliya ee “Aada Dugsiyada”, oo ay xukuumadda federaalka ku ballan qaadday in ay hal milyan oo carruur Soomaaliyeed ah ku siiso waxbarasho lacag la’aan ah, ayaa haddana caqabad kale la kulmay markuu ku biloowday habsaan iyo isaga oo aan haysan kharashkii loogu talo galay. In ka badan 300 oo […]

Sii Akhri ›