Video: Goorma ayaa kugu dambeysay magaalada Muqdisho oo sidaan ah?

January 16, 2014 2:01 PM0 comments

Caasimada Online: Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho oo gashay jawi ka duwan sidii ay horay u ahaan jirtay marka loo fiiriyo Nolasha cusub iyo sida ay isku badashay Muqdisho. Muqdisho hadii waa hore kugu dambeeysay Muqdisho sidaan ma’ahan ee nala daawo Muuqaalkani adaa arko doono wax yaabo badan oo is […]

Sii Akhri ›

Video: Dib u dhiska ka socda XAMAR

January 13, 2014 3:15 PM0 comments

Caasimada Online: Soomaali waxay tiraahdaa hadal qiimo badan oo ah DAL WELIBA WAXAA DHISA DADKIISA, Taa oo aan u soo qaatay qiimaha uu lee yahay micnaha hadalkaa waa hadii loo dhaqaaqo Talada Hadalkaasi dhankiisa wanaagsan. Hadaba Muuqaalkani waa mid aan hubo in aad ka heli doontaa waxa ka bilaawday Muqdisho […]

Sii Akhri ›

Qaabkii loo dilay Sadaam Xuseen oo la fashiliyey (Ninkii dilay oo sir-warramay)

5:00 AM0 comments

Lataliyihii hore ee dhanka amaanka, kaas oo kormeerayay dilkii Saddam sanadii 2006kii. Wuxuu  yiri wuxuu ahaa mid adag oo xayi ah ilaa iyo dhamaadkii, ma uusan muujin wax shalay ah. Danbiile? Run. Dilaa? Run. Kawaanle? Run lkn wuxuu ahaa mid adag ilaa iyo dhamaadkii. “Waan qaabilay isaga (Saddam) albaabka. Qof […]

Sii Akhri ›

Amiin Caamir oo sawir gacmeed cusub ku cabiray arrin ku soo labatay Somalia

4:30 AM0 comments
Sii Akhri ›

Video: Howlaha xooggan ee ka socda garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho

12:01 AM0 comments

Caasimada Online: Howlaha Shaqo ee Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Muqdisho oo si xowli ah ku socota ayaa is badal weyn ku yimid howlaha garoonka. Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Adde Air waxuu u ekaaday Garoon Caalami ah oo howlo shaqo baaxad weyn ah ay ka […]

Sii Akhri ›

Video: Horumarka manta & Muqdisho.

January 12, 2014 2:30 PM0 comments

Caasimada Online:  Dib u dhiska Iyo Horumarka ka socda Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waa mid ka kooban nuucyo kala duwan oo si xoogan loogu soo celinaayo Bilicda Magaalada. Hadii aad Muqdisho ku ogeyd shalay burbur iyo dagaal maanta waa magaalo dib isku soo dhiseyso oo ku soo noqoneysa wadadii […]

Sii Akhri ›

Video: Maxaa ka dhacay MUQDISHO?

January 11, 2014 3:40 PM0 comments

Madax ka tirsan Dowlada Somalia & Shacabka Muqdisho ayaa si aan horay loo arag u sagaatiyay Shaqsiyaad si weyn abaal ugu galay Wadanka Somalia Muddo ka badan 9 bilood ku mashqulsanaa horumarka & dib u soo kabsashada Qaranka Soomaaliyeed. Waxaa Cajiib lagu tilmaamay in Shaqsi walba oo wax u qabta […]

Sii Akhri ›

Tahniyad Aqal Gal oo farxad leh

January 10, 2014 3:53 AM0 comments

Tahniyad Aqalgal. Aabe macalin cabdulaahi shiikh cumar caruurihiisa oodhan iyo xaasaskiisa Hooyo Madiino Maxamed Baraale kheyre Abti cabdullahi Maxamed Baraale xaaskiisa iyo caruurtiisa Ayaan xassan Abdulle Abti Cabdinaasir Maxamed Baraale iyo caruurtiisa. Abti Xuseen Maxamed Baraale caruurtiisa iyo xaaskiisa Habaryar Faadumo Maxamed Baraale iyo caruur teeda Habaryar Cibaado Iyo caruurteeda […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Horumarka & ganacsiga ka socda magaalada Muqdisho 2014

January 9, 2014 3:03 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxay cagta saartay Wadadii Horumarkka & Nabadda, waxaadna ka dareemeysaaa Magaalada horumar dhan walba ah. Muqdisho Horumarka ay ku talaabsatay waxaa ka mid ah Ganacsiga & dhana wax soosaarka hadaba nala arag Horumarka Sanadka Cusub 2014 & Magaalada Muqdisho ee nala daawo. HALKAAN KA DAAWO:

Sii Akhri ›

Weriyihii BBC-da Saciid Cali Muuse oo fadeexeeyey TV-yada Somalida + Video

January 7, 2014 4:00 AM0 comments
Sii Akhri ›