Advertisements

Geele oo ka hadlay hanjabaadi Shabab

February 24, 2015 12:33 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowlada Jabuuti Ismaaciil Cumar ayaa ka hadlay hadalkii dhawaan kasoo baxay Alshabaab ee ku aadanaa inay weerarayaan dukaamada waaweyn ee ku yaala Mareykanka, Kenya, Canada iyo Uk. Madaxweynaha Jabuuti, wuxuu sheegay in Alshabaab aysan laheyn awood buuxda in Alshabaab ay weerar kaga geystaan dalalka dibada, […]

Sii Akhri ›

Qaraxyo ka dhacay Shabeellaha Hoose

12:30 AM0 comments
Qaraxyo ka dhacay Shabeellaha Hoose

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha Hoose, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay Qaraxyo kala duwan oo khasaaro geystay. Qaraxa koowaad ayaa la tilmaamayaa in lala eegtay kolonyo gaadiid oo ay la socdeen Ciidamada AMISOM, kaasi oo loo dhigay miinada dhulka lagu aaso oo Khasaaro gaarsiiyay […]

Sii Akhri ›

Madaxweyne Xasan oo ku dhowaaqay dhismaha maamul federal ah oo cusub

February 23, 2015 8:51 PM0 comments
Madaxweyne Xasan oo ku dhowaaqay dhismaha maamul federal ah oo cusub

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wuxuu sheegay in dadka kasoo jeeda Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe laga doonaayo inay u diyaar garoobaan dhismaha Maamul u sameynta Gobolka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. Dadka kasoo jeeda Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, ayuu sheegay in looga baahan yahay inay […]

Sii Akhri ›

Daawo sawirrada dabkii xoogganaa ee maanta ka kacay magaalada Muqdisho

6:05 PM0 comments
Daawo sawirrada dabkii xoogganaa ee maanta ka kacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online)- Dab qasaaro hantiyadeed geystay ayaa maanta ka kacay kaalin shidaal oo ku taala magaalada Muqdisho. Kaalinta Shidaal oo uu dabka ka kacay ayaa ku taalay isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho, waxaana la sheegayaa in dabka uu ka bilowday dab kale oo ka agdhawaa goobta shidaalka lagu […]

Sii Akhri ›

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay Puntland & xog sheegeysa in…

5:18 PM0 comments
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaal ka dhacay Puntland & xog sheegeysa in…

Boosaaso (Caasimada Online) – Ciidamo ka tirsan Ururka Shabaab ayaa weerar ku ekeeyay fariisimo ciidamada Maamulka Puntland ay ku leeyihiin deegaanka Galgala ee Gobolka Bari oo muddooyinkaan dambe ciidamada Puntland si weyn loogu kululeeyay. Weerarkaan ayeey Shabaab ku qaadeen fariisinka ciidanka Milaterigaa Puntland ay ku leeyihiin Galgala, waxaana dagaalka uu […]

Sii Akhri ›

Daawo Sawirrada: RW CC oo sameeyay arrin uusan ku dhiiran XASAN Sheekh

2:44 PM0 comments
Daawo Sawirrada: RW CC oo sameeyay arrin uusan ku dhiiran XASAN Sheekh

Muqdisho(Caasimada Online) – Ra’iisul wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta booqday dadkii ku dhaawacmay weerarkii Hotel Central ee magaalada Muqdisho. Cumar C/rashiid, ayaa mid mid u gacan qaaday una wareystay dadkii dhaawac ahaan oo geeyay xarumaha caafimaad ee ku yaala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo waxyeelo ay kasoo gaartay […]

Sii Akhri ›

JAWAARI oo xaalad caafimaad darteed loogu qaaday dal dibada ah (Warbixin)

2:36 PM0 comments
JAWAARI oo xaalad caafimaad darteed loogu qaaday dal dibada ah (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) – War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ay ka duushay Diyaarad la sheegay inay qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan ‘’Jawaari’’ Gudoomiyaha ayaa la sheegayaa in maalmahaani dambe uu xanuunsanaa islamarkaana maanta Baaritaani Caafimaad ugu ambabaxay dalka Jarmalka. Xanuunka […]

Sii Akhri ›

Laamaha ammaanka DF SOMALIA oo isku khilaafsan laba arrin oo muhiim ah

1:51 PM0 comments
Laamaha ammaanka DF SOMALIA oo isku khilaafsan laba arrin oo muhiim ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiisha ugu sareysa Laamaha amaanka Somalia oo kulamo muhiim ah ku qaatay Magaalada Muqdisho, ayaa la sheegayaa inay isku Khilaafen qaabka lagu xaqiijin lahaa Amaanka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan goobaha lagu qaxweeyo. Saraakiisha Booliska iyo Militeriga dalka ayaa iyagu qaba in la yareeyo goobaha ay bulshada ku […]

Sii Akhri ›

Salaad Cali Jeelle oo soo jeediyay talo ka weyn maskaxda dadka MUQDISHO !!

12:40 PM0 comments
Salaad Cali Jeelle oo soo jeediyay talo ka weyn maskaxda dadka MUQDISHO !!

Muqdisho (Caasimada Online)-Ex Xildhibaan Salaad Cali Jeelle oo kamid ahaa Siyaasiyiintii ku dhaawacmay Qaraxyadii mataanaha ahaa ee ka dhacay Centeral Hotel, ayaa mar kale ka hadlay Weerarka, islamarkaana talooyin wax ku ool ah u jeediyay DF Somalia. Salaad Cali Jeelle waxa uu sheegay in Qaraxii ka dhacay Hoteelka uu Wakhtigiisu […]

Sii Akhri ›

Daawo: Musharax u taagan G/dhexe oo la kulmay Soomaalida gobolka Ohio

10:08 AM0 comments
Sii Akhri ›