Advertisements

Xafiiska R/W CCC oo meel laga istaago aan laheyn iyo dacwado ka billowday

January 28, 2015 12:00 PM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – War goor dhow aan ka helnay Xafiiska Ra’isul wasaaraha DF Somalia ayaa sheegaya in xiligaani ay Xafiiskaasi ku sugan yihiin Odayaal la sheegay inay kor u dhaafayaan 12 kuwaasi oo su’aalo R/W CC ka weydinaayo sababta looga reebay Wasiirada. Wararku waxa ay sheegayaan in Odayaashaasi ay […]

Sii Akhri ›

Magacyada Wasiirada cusub ee horey u galay musuq-maasuqa xoogan (XOG)

11:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – I yadoo uu Ra’isul wasaaraha dalka Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke magacaabay Gole Wasiiro, ayaa waxaa arrintaasi laga muujiyay dhaliilo kala duwan. Wasiirada lamagacaabay, ayaa waxaa ka dhexmuuqday Shaqsiyaad horay loogu eedeeyay inay dalka ka galeen dambiyo u badan Musuqmaasuq hantiyadeed. Qoraal ay horay u shaaciyeen Gudiga […]

Sii Akhri ›

“Reerkeyga kuma lahan wax wasiir ah”

10:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Cabdinaasir Gaarane oo kamid ah Mudanayaasha BF Somalia, ayaa waxa uu ka hadlay go’aanka uu Ra’isul wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Habeenimadii xalay ku magacaabay Golaha Wasiirada ee Xukuumada Somalia. Xildhibaanka ayaa waxa uu sheegay in shaqsi ahaan uu qabo in Golaha BF Somalia gaar ahaan […]

Sii Akhri ›

“Dadka DF u xiran waa dadka laga tiro badan yahay, taasi ma socon doonto”

9:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Axmed Cali Daahir, Xeer Ilaaliyaha Guud Qaranka, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in dadka ku xiran xabsiyada Magaalada Muqdisho, ay boqolkiiba sideetan (80%) ka soo jeedaan beelaha laga tirada baddan yahay. Xeer Ilaaliyaha, ayaa iftiimiyay in beelahaasi ay soo gaarto dhibaatada ugu badan, isla-markaana ay xaqiiqdu […]

Sii Akhri ›

Maxaa laga filayaa xildhibaanada BF?

8:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Aqoonyahan Yaxye Cali Ibraahim, oo kamid ah aqoonyahanada ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay aragtidiisa ku aadan waxyaabaha laga filan karo xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya. Aqoonyahanka oo saxaafada kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya mar walbaa laga filan karo inay ka hor […]

Sii Akhri ›

Switzerland oo ka hadashay Somaligii dalkeeda ka tagay eeisku qarxiyey SYL

2:49 AM0 comments

Ruuxii dhawaan isku qarxiyay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa la xaqiijiyay inuu ku noolaa dalka Switzerland, kadib war kasoo baxay hayaha amaanka ee dalkaasi. Afhayeen u hadlay hayada sirdoonka Switzerland ayaa sheegay in ruuxaasi oo asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya uu tagay dalkaasi sanadkii 2008, halkaasi oo uu ku […]

Sii Akhri ›

Dagaal qaraar oo ka socda Sh/Hoose

1:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Dagaal Xoogan oo ka socda qeybo kamid ah Gobalka Shabeelaha Hoose kaasi oo u dhexeeya Ciidamo ka mid ah dowladda Federaalka iyo Maleeshiyada Al-shabaab. Dagaalka ayaa la soo sheegayaa inuu yahay mid weli socda islamarkaana uu ka dhashay […]

Sii Akhri ›

AXMED MADOOBE OO U HANJABAY…

12:50 AM0 comments

Hogaamiyaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa amar ku bixiyay in Saraakiisha Maamulkaasi ay awood ku uruuriyaan dhamaan Hubka ay wataan Maleeshiyo beeleedyada ku nool qeybo kamid ah Deegaanada Kismaayo. Hogaamiyaha ayaa ku goodiyay in la soo gaba gabeen doono hubka sharci darada ah ee lagu heysto Xarunta Gobolka Jubbada Hoose […]

Sii Akhri ›

Xildhibaanada Kutlooyinka oo beesha caalamka taageero weyn ka helay (Xog)

January 27, 2015 10:00 PM0 comments
Xildhibaanada Kutlooyinka oo beesha caalamka taageero weyn ka helay (Xog)

Muqdisho (Caasimada Online) – Labada Kutlo ee Toosinta Talada Dalka iyo Bad-Baadinta Qaranka, ayaa taageero weyn ka helaya beesha caalamka, si ay dalka uga bad baadiyaan gacanta Damu-Jadiid, Caasimada Online ayaa sidaas ogaatay. Sida ay ku xog warameen madaxda sare ee Kutlooyinka waxaa taageerada ay a helayaan dalal ay ka […]

Sii Akhri ›

Wasiir Bayle oo fadeexad dhex taagan kuna tuntay sharcigi dalka + Document

9:00 PM0 comments
Wasiir Bayle oo fadeexad dhex taagan kuna tuntay sharcigi dalka + Document

Muqdisho (Caasimada Online) – Sii-hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa ku dhaqaaqay tallaabo sharci darro iyo fadeexad kale ah kadib markii keligiis bedel ku sameeyay safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Cumaan isla markaana magacaabay safiir cusub. Wasiirka oo horeba fadeexo kale ugu dhex jiray ayaa arrintan waxay noqoneysaa […]

Sii Akhri ›