Key oo degdeg looga yeeray Hargeysa

July 23, 2014 5:35 AM0 comments
Key oo degdeg looga yeeray Hargeysa

Hargeysa (Caasimada Online) - Maamulka Somaliland ayaa u yeeray wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Nicholas Key iyagoona kala hadli doona arrimo xasaasi ah. Wasiirka arrimaha dibedda maamulka Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in Nick Key uu immaan doono magaalada Hargeysa 18-ka […]

Sii Akhri ›

Xog: Magacaabista 20 safiir oo ay isku hayaan Bayle iyo xoghayaha joogtada

5:30 AM0 comments
Xog: Magacaabista 20 safiir oo ay isku hayaan Bayle iyo xoghayaha joogtada

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf u dhexeeyo Wasiirka arrimaha Dibada Dr Cabdiraxman Ducaale Bayle  iyo Xoghayaha joogtada wasaarada Arrimaha Dibada C/llahi Dhool, ayaa soo shaac baxay. Wararku waxa ay sheegayaan in Khilaafka uu ka yimid ka gadaal markii labada Mas’uul ay isku fahmi waayeen qaabka loo kala qeybin lahaa 20-Diblumaasiyiin oo iyagu […]

Sii Akhri ›

Shabaab oo gudaha u galay Kismaayo

4:30 AM0 comments

Kismaayo (Caasimada Online) –  Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Alshabaab ay weerar ka geysteen gudaha magaaladaasi. Iska hor-imaad ayaa ka dhacay saldhiga magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan saldhiga ay magaalada ka degen yihiin ciidamada Nabad sugida ee maamulka Jubba. […]

Sii Akhri ›

AL-SHABAAB oo ciidamo ka tirsan DF SOMALIA hal guri ku laayay (Warbixin)

4:15 AM0 comments
AL-SHABAAB oo ciidamo ka tirsan DF SOMALIA hal guri ku laayay (Warbixin)

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka ka imaanayo Magaalada Shalaanbood ee G/sh/hoose, ayaa sheegaya in Dagaalyahaano ka tirsanaa Alshabaab ay weerar culus ku qaaday Hooy ay isku aruursadeen Ciidamo ka tirsanaa Dowlada Federaalka Somalia. Wararku waxa ay sheegayaan in Kooxda Alshabaab ay weerar ku qaadeen guri ay degnaayeen Askaryaasi oo gaareysa illaa […]

Sii Akhri ›

KENYA oo dhibaatadii Britain laga soo diiday u weecisay SOMALIA (Warbixin)

4:00 AM0 comments
KENYA oo dhibaatadii Britain laga soo diiday u weecisay SOMALIA (Warbixin)

Waxa kor u kacay qaadka Muqdisho ka soo gaara Kenya toddobaadyadii la soo dhaafay, tan iyo markii dawladda Ingiriisku ay dhaqan-galisay mamnuuciddii maandooriyaha bishii hore. Ka hor mamnuucidda, Boqortooyada Ingiriisku waxay ahayd suuqa ugu weyn ee soo dhoofsada qaadka, oo gudaha looga yaqaan miraa. Xilligan, ganacsatada qaadka Kenyaanka ah waxay inta […]

Sii Akhri ›

Ujeedka waftiga QM ee tagay Kismayo

3:47 AM0 comments
Ujeedka waftiga QM ee tagay Kismayo

Kismaayo (Caasimada Online)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maanta oo Arbaca ah gaaray wafdi ka socda hey’addaha Qaramada Midoobay. Wafdiga ayaa markii ay ka dageen garoonka diyaaradaha Kismaayo waxay halkaas kulamo kula yeesheen mas’uuliyiin ka tirsan mamaulka KMG ah ee Jubba. Xubnaha wafdiga oo ay horkaceysay ku xigeenka […]

Sii Akhri ›

USA oo gaartay go’aan dhaawac culus gaarsiinaya KENYA iyo CABSI darteed oo ay Somalia uga mamnuucday in…

3:30 AM0 comments
USA oo gaartay go’aan dhaawac culus gaarsiinaya KENYA iyo CABSI darteed oo ay Somalia uga mamnuucday in…

Washington DC (Caasimada Online) - Hay’adda hawada Maraykanka ayaa baari-taan ay sameeysan ku shaacisay in garoomada diyaaradaha ee Kenya aysan ahayn kuwo amni ah. Hay’addan oo magaceeda la yiraahdo (FAA ) ayaa waxay Diyaarada Maraykanka uga digtay inay u safraan Wadanka Kenya, halkaas uu Maraykanka sheegay amni la isku halayn karo […]

Sii Akhri ›

Dhageyso: Ganacsade carbeed oo loo sharciyeeyey hanti ay lahayd SOMALIA

3:00 AM0 comments
Dhageyso: Ganacsade carbeed oo loo sharciyeeyey hanti ay lahayd SOMALIA

Sanca (Caasimada Online) - Maxkamad ku taalla Yemen ayaa si rasmi ah ugu wareejisey nin ganacsade ah saddex markab oo ay horey u lahayd dowladda Somalia. Ninka ganacsadaha oo u dhashey Yemen ayaa maraakiibtan ku yeeshay lacag deyn ah oo gaaraysa 2 Malyuun oo Dollar. Saddexdan markab oo lagu kala magacaabo […]

Sii Akhri ›

MUXUU QABTAY BFS SANADKAAN?

2:39 AM0 comments
Kal fadhigii afaraad ee golaha baarlamaanka Soomaaliya oo la soo xiray Talaadadii

Muqdisho (Caasimada Online)-Baarlaamaanka Soomaaliya ayaa shaley oo Talaado ahayd soo xirtay kulan kal fadhigii 4-aad tan iyo markii la unkay golahan oo ka koobam 275-xubnood. Haddaba golahan oo la yagleelay sannadkii 2012-ka maxaa u qabsoomay kal fadhigga xilliigan? Baarlamaanka Soomaaliya oo markii hore ku yimid hannaanka 4.5, ayaa la islahaa […]

Sii Akhri ›

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin caan ah oo ku lug leh colaadda gobolka HIIRAAN

2:00 AM0 comments
Xildhibaanno iyo siyaasiyiin caan ah oo ku lug leh colaadda gobolka HIIRAAN

Baladweyne (Caasimada Online) – Xubno ka socda dowladda Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay in in la soo afjaro colaado maalmahan ka taagnaa deegan u dhow magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Xubnahan oo isugu jirra wasiiro iyo xildhibaanno ayaa kulamo la qaatay beesha Xawaadle oo ka mid ah labada beelood […]

Sii Akhri ›