Caasimada Online

Ra'yiga,Wararka


Tilmaamaha Doorashada Habka 4.5‏ ee 2016-ka.!!

Ujeedada Maqaalkaan waxay tahay fasiraadda iyo soo bandhigidda sababaha lagu qaadan karo laguna fulin karo xulka/doorashada ku saleysan habka awood qaybsiga 4.5 beelood, kaaso ah kan ugu habboon, roon, leh

Afar dulimaad oo lagu soo qaaday Soomaalida.!!

Mahad ideylkeed alleey u sugnaatay ( Sw ) naxariis iyo nabadgelyo nabigeena suuban ( Scw ) ehelkiisii asxaabtiisii intii raacday korkooda alle haka yeelo aamiin. Asalaamu calaykum waraxmatulahi wabarakaatuhu Sida

YAA DHALAY AALA SHEEKH IYO DAM-JADIID?

Dad badan oo Soomaali ah ayaa marka ay maqlaan kalmadda AALA SHEIKH iyo DAMUL JADIID waxaa ku soo dhaca ururo leh magac diimeed oo ku milan siyaasada Soomaalida. Waxaa laga

Aqri liiska sida ay BEELAHA u kala heli doonaan xildhibaanada, haddii degmo wax lagu qeybsado

Muqdisho (Caasimada Online) – Soomaaliya wax aa ka taagan khilaaf ku saabsan in xildhibaanada Soomaaliya ee 2016-ka lagu soo xulo hab qabiil ama hab degmo. Maamulada Jubaland iyo Puntland oo

Xog: DF oo dhexda ka gashay (Cyber War) ogaan la’aan, ka daran dagaalkii qaboobaa (Cold War)!!

Sanadkii 1970 ayey ahayd markii ugu horreysay oo uu hirgalo howlgalkii Ivy Bells kaasoo ahaa howlgalkii ugu horreeya taariikhda ee xogaha laga xado biyaha badda hoosteeda. Howgalkan ayaa hirgalay kaddib

Quraacdu waa aniga, qadadu waa adiga, qaxarku waa shacabka), Kharashku waa kii qorshaysnaa..

Somalia haatan wuxuu dagaal lagu sheegay mid siyaasadeed, balse aan anigu u arko dano la qabyaaladeeyay oo uu siyaasi ku sheeg ku shaah cabo ka holcayaa muddo 30 sano ka

Heshiiska Gaalkacyo: Is ogol, mise isku sidkan?

Gaalkacyo waxaa shalay ka dhacay heshiish lagu sheegay afar qodob oo dagaal maalmo dhacay lagu xalinayay,balse waxaa is waydiin mudan mayahay mid soo afjaraya dhibaatada Gaalkacyo,anigu waxaan aminsanahay inuusan aheyn

Xog iyo Gorfeyn: Xaqiiqda dagaalka Gaalkacyo.!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug isugu tegey wufuud kala geddisan oo halkaas u tegey in ay xal u helaan dagaaladii ka dhacay 22 & 28

Ma tahay Soomaali? Hubaal, waxaad tahay qofka ugu liita dunida! (Ha xanaaqin ee ogow sababta)

Joogso! Nabigaagana ku Sali, waxba heyla dagaalin, hana caroonin. Waan ogahay inaadan dulqaad badan lahayn oo aad Soomaali tahay. Bal adigoo miyirqaba qoraalkeyga hoos u raac. Waan la socdaa inaadan

Saddex arrin oo ka dhalan karta darbiga KENYA

Dhibaatooyin intee le’eg ahba ka dhalan kara darbiga ay Kenya doonayso in ay dhisto dhulka Soomaalida ?‏ Sidan horay u balan qaadayba, Waxaan qormadan kaga hadli doonaa haddii uu Rabbi

Doorasho ceynkee ah ayaa ku haboon Somalia?

Muqdisho (Caasimada Online) – Calaw-siyasaadeed, Ismaan-diid iyo Kala Aragti duwanaansho ayaa waxaa laga dareemayaa Guuxa Hoose ee Madaxda Maamul-gobaleedyadda ka keeneen Nidaamka Doorashadda Madaxtinimadda ee lagu wado in la qabto Bartamaha

Furitaankii safaaradda SOMALIA ee Mareykanka oo la qabyaaladeeyey (Maxaan kusoo arkay?)..!!

Waxaan 18-kii bishan ka qeyb galay, oo aan xalay kasoo laabtay munaasabaddii dib loogu furay safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka oo ka dhacday magaalada Washington DC. Waxay ahayd munaasabad weyn

Hiigsigii bur-buray iyo hadimooyinka qarsoon!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaranjabka iyo bur-burka dowladnimo ee Soomaaliya ayaa jirsadey rubuc qarni (25 sano), inkasta oo burburka intaas ka horeeyey ee waxaa la dhihi karaa xiligaas waxay ahayd markii

QAABKA DOORASHADA SOOMAALIYA EE 2016

HABKA ASXAABTA, XUBNAHA AY KU YIMAADAN 4.5 QAAB SOO XULIDA XUBNAHA BARLAMAANKA Ø Xubnaha baarlamaanka 275 ee hadda jiro waa in xildhibaan weliba soo qoraa maamul goboleedka, gobolka degmada uu

Maxaa fududeeyey muranka badda iyo dhulka Soomaaliyeed ee Kenya waddo (Xog xasaasi ah)

Waxaa cad inay Kenya muujisay wejigii dhabta ahaa ee ay ka lahayd Somaliya oo ay muddo dheer ku taameysey iyadoo kaga faa’iidaysanaysa ciidamada ka joogay ee loo sharciyeeyey, ma qarsanayso

Qaroofey oo loo guurinayo ninkii maxlali lahaa.!!

Qaroofey waa gabar sanweyn oo ay ka muuqato Afrikaanimo, joog qurxoona loo qoray qaab-dhismeedka jirkeeda oo ay ku dhan yihiin qalqalooca uu jirka dumarku hodonka ka yahay. Ragu waxey aaminsan

Yuusuf Garaad oo xogbixin kaa ilmeysiineysa ka qoray AUN WERIYE AXMED XASAN CAWKE…!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Allah ha u naxariisto, Axmed Xasan Cawke, in badan ayaan war isla qorsheynay, isla qornay oo isla qaabeeynay.  Aad ayay ii dhibeysaa in aan maanta qalinka u

Xog: Itaal darida DF iyo Daan-daansiga Kenya!

Muqdisho (Caasimada Online) – Mowjad Siyaasadeed oo aan horey loo arkin nooceeda oo kale , tan iyo wixii ka dambeeyey Qeybsigii Gumeystayaasha ee Dalalka Afrika sannadkii 1884-kii ayaa waxay haatan ka

Kenya oo diyaarineysa dagaal xuduudeed cusub

Xukuumadda ka dhisan dalka Kenya ee uu hogaamiyo Uhuru Kenyaata, Ayaa ka shaqeyneysa dagaal xuduudeed dhexmara dalalka Soomaaliya iyo Kenya, ka dib markii ay ku soo xadgudubtay xuduud beenaadda u

Xog: Hamiga Kenya iyo hurdada DF Soomaaliya

Maqaalkaan, waxaan uga hadlaynaa, damaca Kenya ee Bad iyo Beri ee dalka Somaliya. Sida aan wada ogsoonahay, dawlada Kenya waxay sanadahaanba waday isku dayo ay ku xalaashanaaysho dhulkii Soomaaliyeed, iyadoo