XASAN SH: Qeyb-maran, qeyb-buuxa – (Dooda ka taagan Faarax Cabdiqaadir)

November 23, 2014 11:30 PM0 comments
XASAN SH: Qeyb-maran, qeyb-buuxa – (Dooda ka taagan Faarax Cabdiqaadir)

Qeyb-maran, Qeyb-buuxa (Half-empty, Half-full) – Waa hab guud oo uu qofka wax ku cabiro. Macnaha waxa uu yahay marka aad aragto koob ay biyaha ku jiraan taagan yihiin dhexda, ma qeyb ayuu maran yahay, mise qeyb ayuu buuxaa? Jawaabta waa labadaba, waxa ay ku xiran tahay oo kaliya sida ay […]

Sii Akhri ›

Duqii MUQDISHO: Waa in laga gudbaa cadkanoow ku cunay ama ku ciideey!

2:41 AM0 comments
Duqii MUQDISHO: Waa in laga gudbaa cadkanoow ku cunay ama ku ciideey!

Damacna waa fal sheydaans, siyaasadda Soomalidana kuma cusba, shabacbkuna waayo arag ayuu ku yahay cawaaqibta ay leedahay xaasidnimada siyaasadeed ee kudhisan aniga, ama cidda aan wato. Marna ma maqlaysid cidda inoo dan ah oo ummaddan meel gaarsiin kara ! Is qab qabsi dib u dhac ayuu leeyahay.   Walaalkeey adaa mudan […]

Sii Akhri ›

Sharciga in lagu dhaqmo yaa diidan?

2:00 AM0 comments
Sharciga in lagu dhaqmo yaa diidan?

Maalmahaan waxaa aad u soo batay dad ka hadlaya sharcinnimada mooshinka laga keenay R/W Cabdiweli oo dadka qaar ku tilmaameen sharci-darro. Dadka fikraddaan faafinaaya waa kuwa tageersan Cabdiweli kuwaasoo isugu jira Wasiiro iyo xildhibaano iyo madaxda gobollada qaarkood.  Waxay illawsan yihiin in dhaqan-xumada ka dhacday golaha shacabka oo isugu jirtay […]

Sii Akhri ›

Maxaa iiga baxay shirkii Copenhagen?

1:00 AM0 comments
Maxaa iiga baxay shirkii Copenhagen?

Waxaa magaalada Copenhagen ee dalka Denmark lagu soo gabogabeyay Shirkii Madasha Iskaashiga ee Heerka Sare oo in muddo ah la hadal-hayey. Haddaba qormadan ayaa waxey ku saabsan tahay inaan idin la wadaago waxa iiga baxay ama ra’yigeyga aan iraahdee ee shirka iyo go’aanadii ka soo baxay. Ugu horreyntii inta aan […]

Sii Akhri ›

C/Weli Gaas oo aflagaado & hanjabaad isugu daray Xasan iyo xildhibaannada

November 22, 2014 7:21 PM0 comments
C/Weli Gaas oo aflagaado & hanjabaad isugu daray Xasan iyo xildhibaannada

Muddo bil ah ka badan ayay ku qaadatay in madaxweynaha maamulka Puntland uu ka hadlo khilaafka ka dhex oogan madaxweyne Xasan Sheekh iyo ra’iisul wasaare Cabdi Weli, ama haddaan sida ku habboon u iraahdo “Inuu taageero u muujiyo R/W Cabdi Weli”. Hadal qoraal ah oo uu Cabdi Weli Gaas soo […]

Sii Akhri ›

WAXA AY NABADEEN, WAXAA NOOGA DARAN, WAXA AY NABAREEN (Faallo)

2:00 AM0 comments
WAXA AY NABADEEN, WAXAA NOOGA DARAN, WAXA AY NABAREEN (Faallo)

Dadka Soomaaliyeed iyo caalamka intiisa danaysa arrimaha Soomaaliya, waxay madax-wareer ka qaadeen, khilaafka ka dhex-aloosan madaxda sare ee dalka. Waxaa la isku raacsan yahay in khilaafkaasu yimid waqti aan loo baahnayn tiiyo uu ku yimid (waa khilaafkee) sababo aan u qalmin culeyskiisa. Laakiin waxaan la-isku raacsanayn sidii loo xallin lahaa, […]

Sii Akhri ›