VIDEO: Derbi jiif Mareykan oo taajir ku noqday daacadnimadiisa darteed

September 25, 2013 3:00 PM0 comments

Nin derbi jiif u dhashay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Glen James ayaa mudo saacado ah kadib ku noqday Taajir nolol wanaagsan u bilaabatay, taasoo gaarsiisay daacadnimadiisa, kadib markii uu meel Suuq ah uu ka helay lacag 40 Kun oo Dollarka Mareykanka, wuxuuna siduu u waday uu farta ka saaray […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Geel hadlaayo oo qosolka kaa dhameeynaya

September 19, 2013 12:40 PM0 comments

Caasimada Online:  Xayeysiin loo sameeyay shirkad laga leeyahay dalka Mareykanka oo lagu magacaabo Geico ayaa noqotay tan ugu qosol badan oo loogu daawasho badanyahay bishaan, kadib markii ay soo bandhigeen geel hadlayo oo qashqashaadayo saaxiibidiis xafiiska la jooga asigoo soo xasuusinayo maalinta arbacada oo loo yaqaano Hump Day. Waxaa filimkani […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Nin Soomaali oo buuq ka sameyey Airport-ka Australia

September 11, 2013 4:07 PM0 comments

Caasimada Online:  Ninkani oo lagu magacaabo Osmaan ayaa buuq iyo sawaxan ay dadku ka amakaageyn ka sameeyay Wadanka Australia kadib markii uu ka hor yimid in la baaro si loo fiiriyo Boorsooyinkiisa. Osman ayaa ku doodaya in dhowr jeer oo hore uu halkan kala kulmay dhacdooyin nuucaan ah balse Shaqaalaha […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Wiil yar oo Somali ah oo Su’aal cajiib weydiiyay Sheekh

September 10, 2013 5:12 PM0 comments

Caasimada Online:  Wiil yar oo Soomaaliyeed oo ka mid ah caruurta ku dhashay qurbaha ayaa Su’aal cajiib ah  weydiiyay Sheekh Ilyaas Cali Nuur oo fadhiyay mid ka mid ah TV-yada Soomaalida, su’aashaasi oo ku adkaatay in uu ugu jawaabo wiilka yar ee Illaahey caqliga iyo maskaxda ku maneystay. Wiilkaan ayaa […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Arooskii ugu cajiib iyo qosol badnaa caalamka

September 9, 2013 5:19 PM0 comments

Caasimada Online:   Caalamka waxaa ka dahca Dhacdooyin kaa yaabinaya kuwaas oo nuucyo kala duwan isugu jira waxaana ka mid ah Aroos cajiib ah oo ka dhacay Wadanka Hindiga. Ruux walba oo guursanaya xiliga uu doonaya in uu aqal galkiisa dhaca wuu ku farxaa balse Wadanka Hiniya waxeey lee yihiin dhaqan […]

Sii Akhri ›

Somalida waxaa la dilaa maalin kasta, balse ka waran dhacdadan

August 23, 2013 7:00 AM0 comments
Somalida waxaa la dilaa maalin kasta, balse ka waran dhacdadan

Eey ku nool New Zealand ayaa bad-baadiyay Nolosha Bisad, ka dib markuu Dhiig ugu tabaruco. Arrintani waxay meesha ka saartay Aragtiyo la qabay oo ahayd inuu jiro Qilaaf u dhexeeya Noocyada Xayawaanka, waxanaa arrin Dhif ah ay noqotay in Dhiig la isaga kala shubo Noocyo kala duwan oo Xayawaan ah. Rory waa […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Sida Sacuudiyaanka u dulleystaan muslimiinta kale

February 1, 2013 5:32 AM0 comments

Muuqaalka Maanta aan idiin soo gudbineyno waa Arin aad looga xumaado marka aa daawato. Waa Askari Sacuudiyaan ah oo si xun ula dhaqmayo Muwaadin u dhashay Wadanka Bangaladesh oo muslim ah,asagoo kula kacayo fal laga argagaxo. Hadaba Aqristoow Muwaadinkaan Bangaladeshka ah ayaa waxaa lagu qasbayaa in uu shumiyo lugta gacanta […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Ukun dad badan ka yaabisay adna ka yaabin doonta.

January 31, 2013 2:00 AM0 comments

Intaad dunida nooshahay wax kasta iska filo maalin un baad arkeysaa. Maanta waxaan idin soo gudbineynaa video yaab badan oo ka yaabiyay dad badan. Nin ayaa waxa uu isku dayay inuu jabsado Ukun, si uu markaas u dubto, una cuno, hase yeeshee markii ukunta uu jebiyay ayaa waxaa kasoo dhex […]

Sii Akhri ›

Daawo: Alla Nasiib Badanaa Dadkaan.

January 30, 2013 6:45 PM0 comments

Qof aan tiisa gelin ma dhinto waxaan maanta daawaday muuqala aan aad uga naxay marna aan ku cibro qaatay kaas oo ah Shilal halis ah oo dad ka badbaaday oo aan aad uga naxay daawashadooda. Hadaba Aqristoow Muuqaalkaan marka aa daawato ogoow in qof walba malinkiisa dhimanaayo ma is lee […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Wiil yar oo caalamka ka yaabiyay adna kaa yaabin doona!

4:00 AM0 comments

Adduunka intaad ku nooshahay maalin kasta wax kaa yaabiya ayaad arkeysaa. Arrintan waa ay ka yaabisay Caasimada Online ee adinkuna nala yaaba. Waa wiil yar oo u dhashay dalka India, oo illaah siiyay awood caqliga ka baxsan. Inkasta oo aynan helin da’diisa rasmiga ah, haddana waxaan ku qiyaasnay inta u […]

Sii Akhri ›