Gabar Soomaali ah & Wiil Mareykan ah oo isku guursaday Masjid + Sawirro

February 19, 2014 4:00 AM0 comments
Gabar Soomaali ah & Wiil Mareykan ah oo isku guursaday Masjid + Sawirro

Minneapolis (Caasimada Online) Dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Minneapolis, waxaa ka dhacday arrin malaha ugub ah ama haddii aan si kale u niraahno waa mid ku cusub dhaqanka Soomaalida. Waxa ay ahayd Masjidka Al-Nur oo ku yaalla Minneapolis, waxaa lagu qabtay xaflad meher ah oo loo sameeyay gabar Soomaali ah iyo wiil caddaan Maraykan […]

Sii Akhri ›

Video: Horumarka ka jira Muqdisho oo caqabad ku noqday dan-yarta

February 13, 2014 10:17 AM0 comments

Horumarka ka jira Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalkeena Soomaaliya ayaa waxaa ka qeyliyay Shacabka Masaakiinta ah ee ku nool Magaalo Madaxda ee Muqdisho. Shacabka Masaakiinta ah ee Muqdisho ku nool ayaa ka sheeganaya in aysan awoodin in ay adeegsadaan ama ay isticmaalaan Adeega horumarka sameeyay ee ka jira Magaalada Muqdisho […]

Sii Akhri ›

Video: Dhacdo xanuun leh: Qoys dhan oo Soomaali ah oo lagu sixray Yurub

February 11, 2014 3:00 PM0 comments

Qoys Soomaaliyeed oo ka kooban 8 qof oo ay ku jiraan Hooyada & Aabaha reerkaasi oo lagu sameeyay fal argagax leh oo aad looga naxay qof walba oo maqlana uu aad uga xumaaday. Dhacdada xanuunka badan ee qabsatay reerkani ayaa ah in Famil dhan lagu la kacay Sixir oo si […]

Sii Akhri ›

Video: Dhibatada ka taagan dhulalka la kala heysto oo filim laga sameeyay

January 31, 2014 1:00 AM0 comments

Waxaa dhawaan la sii daayay Somali Short Film oo ka hadlaya dhibaatada ka taagan dhulalka la kala heesta ee ah haatan wax kaliyah ee muranka xoogan ka taagan yahay mudadadii burburka ee 23-ka sano aheyd. Film-kaan kooban wax badan ayaad ka fahmi doontaa iyo dhibaatada kala heysata dadka Soomaalida ah […]

Sii Akhri ›

Video: MUQDISHO oo ay ka bilaabatay arrimo waa hore ay u dambeeysay

January 26, 2014 1:00 AM0 comments

Magaalada Muqdisho maalinba arin baa ka cusub maantana waxaa ka cusub arin aan horay loo arag tan iyo burburkii Dowladii Dhexe waxaana Muqdisho aad looga xiiseynayaa in la helo arin shacabka dhan ay doonayaan. Wadooyinka Muqdisho & Goobo Dowlada ay ka howl gasho ayaa boqolaal dadweyne ah buux dhaafiyeeyn ayagoo […]

Sii Akhri ›

Video: Maxaa cabsi geliyay shacabka Muqdisho oo la hadal hayaa…?

January 18, 2014 12:06 AM0 comments

Shacabka ku nool magaalo Madaxda Caasimada ah ee Muqdisho ayaa aad uga walaacsan arin halis ku ah Caafimadkooda iyo dhanka Noloshooda. Arinkani ayaa aad looga hadal hayaa kadib markii ay soo baxday in Muqdisho laga helay arin wax yaabo u dhimi karta Nolosha & Caafimaadka Shacabka ku nool Muqdisho iyo […]

Sii Akhri ›

Video: Fannaanada Maryan Mursal oo ka cabaneysa dhalinyarada Somalida

January 10, 2014 10:40 AM0 comments

Fanaanada Caanka ah Maryan Mursal Ciise Bootaan ayaa dad badan oo ka yaabsatay markii ay ka sheekeysay arin aad looga naxay oo ka jira Qaarada Yurub. Maryan Mursal waxeey sheegeysa in ay tahay 60 jir hadane dhib ay ku qabto dhalin yaro 20 jir ah sida ay sheegeyso ee nala […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Tarsan oo cabsi geliyey shacabka magaalada Muqdisho

December 27, 2013 1:09 PM0 comments

Caasimada Online: Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa hadal haya hadal dhagahooda ku cusub oo ay aysan maqlin weligood, oo kasoo yeeray maamulka gobolka Banaadir. Maamulka gobolka Banaadir, ayaa shalay ku dhowaaqy go’aan cusub, oo ay ka damacsan yihiin magaalada, waxaana hadalkaas ku dhowaaqy guddoomiye Tarsan. HALKAAN KA DAAWO:  

Sii Akhri ›

Ayada oo canug yar ah ayaa kabo la eg loo waayey (Sheeko cajiib badan)

December 22, 2013 3:00 AM0 comments

Beijing (Caasimada Online) – Wargeys ka soo baxa dalka Shiinaha ayaa daabacay warbixin ku saabsan in gabar yar oo dalkaasi ku nool loo waayay kabo. Waa gabar yaroo saddax jir ah, nasiib daro waxaa cagaha uga dhacay cudur dhakhaatiirtii u waayeen dawo, cagihina ka dhigay kuwo qaab daran oo aanay kabihii […]

Sii Akhri ›

Video: Arirn mucjiso ah oo caalamul islaam ka yaabisay (Daawo)

December 16, 2013 1:51 PM0 comments

Caasimada Online:  Nin hadli waayay oo Qur’aanka kariimka lagu aqrinayo kadibna hadlaya iyo goobta uu ku sugnaa ninkani oo mar qura Ashahaadka iyo yakbiirta ay isku dhacday Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar. Awooda allaah iyo Dawada Qur’aanka Kariimka ma ahan wax fudud waxana la yiri qof aan isku daweyn […]

Sii Akhri ›