VIDEO: Dhacd xanun badan Hooyo Soomaaliyeed ku qabsatay Sacuudiga

March 14, 2014 10:40 AM0 comments

Hooyo Soomaliyeed oo Lagu Magacaabo Sahro Maxmed Salaad ayaa kasoo Degtay Garoonka Diyaarada ee Aadan Adde Airport ee Magaalada Muqdisho, Kadib markii Tacadi, Iyo Tarxiil ay Isugu soo Dareen Ciidamada dalka Sacuudi-ga. Waxay ka hadhashay Hooyo Sahro Qiso xanuun Badan, Dhibkii loo gaystay, uyadoo Uur-leh oo guriga laga soo saaray, […]

Sii Akhri ›

DAAWO: Hindi ka yaabiyey CAALAMKA

March 12, 2014 2:00 AM0 comments

Nin u dhashay Wadanka Hindiya ayaa Calaamka ka yaabiyay kadib markii uu sameeyay fal aan nuuciisa horay loo arkin asagoo weliba ku sameynaya Xaaskiisa arin cajiib ah. Wuxuu sameynayaa waxyaabo u eg indho sarcaad, isaga oo seef, masaar iyo waxyaabo kale oo halis ah ku gooynaya qunbe  iyo waxyaabo kale, […]

Sii Akhri ›

Video: Arrin mucjiso ah magaalo qofkii tagaabo uu mataano ku dhalaayo

March 10, 2014 3:30 PM0 comments

Muuqaalka maanta aan idiin soo gudbinaya waa mid Arin Mucjiso cajiib ah wata ee nala daawo kaasoo ah Magaalo qofkii tagaa uu dhalayo Mataano. Qof walboo aduunka jooga waxuu arkayaaa wax ka yaabiya maantana waxaan anigu arkay Muuqaal iga yaabiyay oo ka hadlaya Magaalo qofkii tagaa uu dhalayo Mataano ee […]

Sii Akhri ›

Daawo: Hantida Qaranka SOOMAALIYA oo ku dayacan waddamo dariska ah

2:00 AM0 comments

Caasimada Online: Muuqaal kooban oo ka hadlaya Hantida Qaranka Soomaaliyeed ee wadamada dibadda ah ku dayacan kadib markii aysan helin Dad soo raadsada oo sheegta in ay lee yihiin Hantidaasi Qaran. Aqristoow waxaan hubaa in aad Ilmeyneyso marka aa daawato Muuqaalkani waxaadna dareemeysaa in Hanti badan oo Soomaali ay lee […]

Sii Akhri ›

VIDEO: La yaabka ka jira MUQDISHO

March 9, 2014 5:52 PM0 comments

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumar dhan walba leh kaas oo si weyn ugu fidaya Magaalada Muqdisho waxaana dib u soo noqonaya Nidaamkii Dowliga ahaa. Muuqaal la yaab leh oo ka hadlaya Sheeko ka jirta Muqdisho oo dadka ay aad u hadal hayaan ayaan jacelahay in aan […]

Sii Akhri ›

Video: Qaxooti ku dhawaaqayo Allaahu Akbar oo xoog ku soo galay SPAIN

March 7, 2014 2:00 AM0 comments

Jasiirada Melilla ee dalka Spain waxaa si xoog ah ku soo galay Qaxooti qaarada Africa ka yimid oo aad u fara badan kuwaas oo in mudo ah ku dhibaateeysanaa gudaha dalka Marooko balse iminka qaxootigaan ayaa intooda badan jasiirad ku taala dalka Spain xoog ku soo galay. Qaxootigaan qaarada Africa […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Mucjiso ka tagan mid ka mid ah Magaalooyinka Dunida ugu cansan….

March 3, 2014 2:25 PM0 comments

Magaalada Peking ee caasimada dalka Shiinaha oo ka mid ah Magaalooyinka ugu saxmada & dadka badan ayaa waxaa ka jira arin mucjiso ah oo Caalamka ka yaabay. Muuqaalo ku saabsan arintani ka taagan Wadanka Shiinaha ayaa waxaa laga sii deynayaa Tv-yada Caalamka kadib arin ka yaabisay Shacabka Wadankaasi ee nala […]

Sii Akhri ›

Video: Ma ogtahay in mucjisoyinkan ay lee yihiin biyaha Zamzamka?

March 1, 2014 2:00 AM0 comments

Biyaha Zamzamka ee laga keeno dhulka barakeeysan ee Madiina ayaa waxeey lee yihiin Mucjisooyin kaa yaabin doono & Faa’idooyin badan oo aadan ogeyn. Aqristoow daawo muuqaal laga sameeyay Mucjisooyinka ay lee yihiin Biyaha Zamzamka ee aadka u wanaagsan ee nala daawo Muuqaalkani Xiisaha badan ee aan hubo in aad ka […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Maxaa ku soo kordhay Horumarka Muqdisho oo ka cusub?

February 28, 2014 6:19 PM0 comments

Magaalo madaxda muqdisho oo maalinba maalinta xigta ay ku soo kordhayaan waxyaabo ka yaabiyay Shacabka reer Muqdisho misana ay aad uga haleyn ayaa si aad ah looga dareemayaa Magaalada. Muqdisho shalay & maanta si weyn ayey isku badashay waxaadna dareemeysaa in magaaladu is badashay ayna gashay jawi kale oo ka […]

Sii Akhri ›

Video: Muqdisho: Gabar lagu daray 80 jir oo fal laga naxo ku dhaqaaqday

February 23, 2014 2:00 AM0 comments

Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka dhacay dhacdo aad u xanuun badan, kadib markii gabar aadu da’ yar ay reerkeeda ku dareen nin oday ah oo da’diisa lagu sheegay 80 jir, ayada oo aan marnaba ogoleyn. Gabadha, ayaa reerkeeda ka codsatay inay ka daayaan, balse waa laga diiday […]

Sii Akhri ›