Daawo: Dhacdo xannuun badan oo ay Al-shabab u geysatay Qoys Somaliyeed

August 13, 2014 12:00 AM0 comments
Daawo: Dhacdo xannuun badan oo ay Al-shabab u geysatay Qoys Somaliyeed

Kooxda Al-shabaab ayaa dil u geystay hooyo Soomaaliyeed iyo wiilkeeda, kadib marki ay ku weerareen gurigooda oo ku yalla degamda Kaaraan ee magaalada Muqdisho. Barnaamij ka hadlaya qaabka ay u dhacday dhacdadaan dilka loo geystay hooyada iyo wiilkeeda, iyadoo marki aad daawato barnaamijka aad ilmeyn doonto hadii aad tahay wadani […]

Sii Akhri ›

Video: Arrin mucjiso lala yaabay oo ka dhacday Shiinaha (Daawo la-yaabkan)

August 3, 2014 8:01 PM0 comments
Video: Arrin mucjiso lala yaabay oo ka dhacday Shiinaha (Daawo la-yaabkan)

Gobolka Zhejiang ee dalka Shiinaha ayaa dadka ku nool walaac iyo cabsi xoogan ay soo wajahday kadib markii webiga mara magaalooyin ku yaal gobolkaasi lagu arkay wax lala yaabay. Dadka dega magaalooyinka gobolka Zhejiang ayaa ku waabiriistay, indhahana saaray webiga oo dhiig isu badalay, ama wada guduutay, biyihiisa gaduud ay […]

Sii Akhri ›

Daawo: Cirifka ugu danbeeya aduunka oo god weyn lagu arkay & yaab taagan

July 17, 2014 1:00 AM0 comments
Daawo: Cirifka ugu danbeeya aduunka oo god weyn lagu arkay & yaab taagan

Siberia (Caasimada Online) – Baarayaal heer caalami ah ayaa doonaya in ay ogaadaan sababta ka dambaysa god weyn oo lagu arkay cirifka Waqooyi ee caalamka ee gobolka Siberia dalka Ruushka Godkan oo uu arkay duuliye dayuurad helikobtar ah oo dul maraysay ayaa sawir laga soo qaaday waxaa lagu qiyaasay in […]

Sii Akhri ›

Video: Arrin yaab badan oo RUSSIA ka dhacday iyo meel lagu dabaasho oo…

July 15, 2014 5:16 PM0 comments
Video: Arrin yaab badan oo RUSSIA ka dhacday iyo meel lagu dabaasho oo…

Wadanka Ruushka ayaa waxa ka dhacay arrin yaab leh oo ay aad uga ar gagaxeyn Shacabka Wadankaasi kadib markii goob lagu dabaasha ay mar qura ay kusoo habsadeen dhagxaan baraf ah. Dhacadani ayaa ah mid xagg alle ka timid ayadoo ah roob sida dhagax oo kale mar qura is qabsaday halka […]

Sii Akhri ›

Daawo Video: Wiil Dhalinyaro ah oo la ilmeeyay arin aad looga naxo oo ah…

July 12, 2014 6:22 PM0 comments
Daawo Video: Wiil Dhalinyaro ah oo la ilmeeyay arin aad looga naxo oo ah…

Wiil dhalinyaro ah oo ka mid ah Aradaya Soomaaliyeed ee wax ku barato Wadanka Turkiga ayaa ka sheekeeyay arin dad badani ka ilmeysiisay oo uu ka sheekeynayo waana arin aad looga naxo. Aqristoow Muuqaalkani waa mid aan hubo in qof walba oo daawada uu ilmeyn doono waana arin inta badan […]

Sii Akhri ›

Video: Muqdisho oo arrin cusub oo ah taariikhi ay ka dhacday (Guurka 16…

June 12, 2014 12:00 AM0 comments
Video: Muqdisho oo arrin cusub oo ah taariikhi ay ka dhacday (Guurka 16…

Markii ugu horeyay waxaa magaalada Muqdisho la isugu guuriyay  16 Lamaaneyaal Soomaaliyeed, kuwaasi oo da’doodu u dhaxeysay 20 ilaa 18 sano jir, oo caawinaad iyo dhiiri gelin ka helayay Hay’ad Samafal oo lagu magacaabo Imaamu Qumeyni oo ka dhisan dalka Iiraan. Guur wadareedkaan ayaa waxaa dhiiri gelinasay Hay’addaasi ka dhisan […]

Sii Akhri ›

Video: Fanaanada Maryan Mursal oo la sheegay in Hargeysa lagu cunsuriyey

June 8, 2014 12:59 PM0 comments
Video: Fanaanada Maryan Mursal oo la sheegay in Hargeysa lagu cunsuriyey

Fanaanada caanka ah Maryan Mursal Ciise Bootaan oo ka mid ah Fanaaniinta magaca weyn ku dheh leh umadda Soomaaliyeed ayaa waxeey magaalada hargeysa ka waday muddo dhismaha Iskuul, Masjid iyo Dugsi qur’aan kaasoo ay ugu magac dartay Abwaan Hadraawi balse maxaa dhacay. Si kastaba qorshahan ayaa la sheegay in laga […]

Sii Akhri ›

Video: Jini lagu arkay Garoomada K/C

May 30, 2014 12:00 AM0 comments
Video: Jini lagu arkay Garoomada K/C

Arin Mucjiso ah oo Caalamka ka yaabisay ayaa lagu arkay Garoon lagu ciyaaro Kubadda Cagta taas oo ah Jinni ka soo dhex muuqanaya Kooxaha ciyaaraya asagoo weliba qof raacaya si kubadda uu uga qaato. Muuqaalkani oo Caalamka laga sii daayay ayaa dad badani ka yaabiyay kadib markii arin kani uu […]

Sii Akhri ›

VIDEO: Dukumentari laga sammeeyay Hooyoyinka ubadkoodu is qarxiyeeyn

May 21, 2014 1:45 PM0 comments
VIDEO: Dukumentari laga sammeeyay Hooyoyinka ubadkoodu is qarxiyeeyn

Muuqaal Dukumentari ah oo laga sameeyay Hooyooyin badan oo ilmahooda isku qarxiyeeyn Wadanka Somalia ayagoo ka tagay Wadamo badan oo kala duwan ayagoo ka sheekeynaya sida ay wax u dhaceyn. Barnaamijkaan oo murogo badan iyo naxdin aad ka dheehan karto hooyo indhaheeda ilmo in ay soo dhaafeyn ka sheekeyneysa qaabkii […]

Sii Akhri ›

Video: Oday Somali ah oo sheegay in 2 nin ay weerar qaniinyo kusoo qaadeen

May 17, 2014 12:00 AM0 comments
Video: Oday Somali ah oo sheegay in 2 nin ay weerar qaniinyo kusoo qaadeen

Dhacdo cajiib ah oo ka dhacday magaalada Durban ee dalka Koonfur Africa taas oo aheyd Dhacdo yaab leh, waxaana Lasoo Bandhigay oday soomaliyeed oo Laysku dayey In La Cuno. Wariye Deeq Darajo oo soo Wareystey Odaygaasi Soomaaliyeed, Wuxuuna soo bandhigay meelaha laga Qaniinay, iyo Sidoo kale waxa goobtaasi ka dhacay, […]

Sii Akhri ›