Caasimada Online

Cayaaraha


Xiriirka kubada cagta Somalia oo ganaaxay macalimiin & ciyaartooy

Muqdisho (Caasimada online) Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa ganaax saaray afar ka mid ah ciyaartoyda xulka qaranka Soomaaliya oo laga ganaaxay dhamaan cayaaraha gudaha iyo dibada muddo hal sano