Caasimada Online | Isha Wararka Sugan » Cayaaraha http://caasimadda.com Wed, 05 Aug 2015 12:06:30 +0000 en-US hourly 1 http://wordpress.org/?v=4.2.4 http://i0.wp.com/caasimadda.com/wp-content/uploads/2015/07/fav-image-55b02172v1_site_icon.png?fit=32%2C32 » Cayaaraha http://caasimadda.com 32 32 Spoortiga waa furaha iyo is dhexgalka Bulshada http://caasimadda.com/spoortiga-waa-furaha-iyo-is-dhexgalka-bulshada/ http://caasimadda.com/spoortiga-waa-furaha-iyo-is-dhexgalka-bulshada/#comments Tue, 21 Jul 2015 21:51:14 +0000 http://caasimadda.com/?p=169204 More »]]> Waxaan maqaalkaygan kooban uga hadlayaa in dhalinyrada Soomaaliyeed,gaar ahaan dhaliyarada Mogadishu ay ka haraan fikirka qaladan ee loogu adeegsanayo argagixisada,ayna u soo jeestaan inay waxbartaan,ama ay ciyaaraan spooriga.

 Aduunyada maanta dhalinyrada waa kuwa ciyaara spoortiga iyo kuwa daawada, marka dhalinyrada waxaan ku dhiirigalinyaa inay spoortiha dawadaan,isala markaana ay ciyaaraan,taasna waxay keenaysa inay ka fogaadaan waxyaabaha qaldan ee loo adeegsanayo.

Alshabaab naftiina ayey qaasrinaysaa, waxaad tihiin dhalinyaro mustaqbal u baahan maahan inaad yeeshaan inaad qof  ama dad aan wax galabsan aad isku qarxisaan, waa inaad banaanka u soo baxdaan oo aad isugu timaadaan goobaha ciyaaraha lagu fiirsado kuwa lagu dheelo aad tiraahdaan shabaab maya waxaan u baahanahay  waxbarasho caafimaad, iyo waliba sport.

Maqaalkaan waxaan u qoray inaan  idiin dhiiri galayo, hadii aad baqaysaan aniga mabaqayo,waxaan ka hadlayaa runta dhaliyaradu waa inay Sportiga dheelaan ,shabaab maya yiraahdaan,hadii aad taas sameysaan wadanku waa hagaagayaa.

Waxaan aad uga xumahay in maanta aan shaneemooyinka ciyaaraha iyo filimada lagu fiirsan jiray ay badankood xiranyihiin iyadoo laga baqayo in la  isku qarxiyo,waxa qarxinaya waa qaar dhaliyaro   ah oo idinka ka mida,kuwaas iska qabta,dhaha  maxaad naga rabtaan laftirkooda maskaxda laga qalday ka dhaqa,u sheega runta.

Dhalinyarada reer galbeedka maanta waxay haystaan xoriyad ay sporti ku fiirsadan ku dheelaan,idinka sidaas ayaad xaq u leedihiin mahaan  inaad  dhimasho kaliya u joogtaan oo aad geerida sugtaan,waxaad u  bahantihiin is bedal.

Maqaalkaygaan waxuu  bilow  u yahay isbedalka  dhaliyarada ciyaaraha xiiseeya ayaan ku dhiiri galinayaa,waa inaad alshabaab diidaan oo aad doorataan inaad si fiican ku noolaataan,waxaan rabaa inaad gacan siisan Nabada iyo Hormarka

Waxaan ku soo gaban gabaynayaa maqaalkaan  maya Shabaab maya qarax maya Sport laáan

W/Q: Yusuf Abukar Gesey GFM

Mogadishu Soomaaliya

]]>
http://caasimadda.com/spoortiga-waa-furaha-iyo-is-dhexgalka-bulshada/feed/ 0
Faaqidaada kulanka xiisaha leh ee caawa dhexmaraya France & Ukrine http://kubadle.com/?p=24467 http://kubadle.com/?p=24467#comments Tue, 19 Nov 2013 08:54:55 +0000 http://caasimada.com/?p=95046 http://kubadle.com/?p=24467/feed/ 0 Faaqidaada kulanka xiisaha leh ee caawa xulalka Sweden vs Portugal http://kubadle.com/?p=24461 http://kubadle.com/?p=24461#comments Tue, 19 Nov 2013 08:51:01 +0000 http://caasimada.com/?p=95042 http://kubadle.com/?p=24461/feed/ 0 AC Milan oo lagu soo waramayo inay daafac ka rabto Tottenham http://kubadle.com/?p=24521 http://kubadle.com/?p=24521#comments Tue, 19 Nov 2013 08:48:24 +0000 http://caasimada.com/?p=95039 http://kubadle.com/?p=24521/feed/ 0 Ronaldinho oo weli rajo ka qaba inuu matalo xulka Brazil World Cup http://kubadle.com/?p=24518 http://kubadle.com/?p=24518#comments Tue, 19 Nov 2013 08:46:03 +0000 http://caasimada.com/?p=95035 http://kubadle.com/?p=24518/feed/ 0 10 xul oo waa weyn oo ku fashilmay inay usoo baxan World Cup – Top 10 http://kubadle.com/?p=24457 http://kubadle.com/?p=24457#comments Tue, 19 Nov 2013 08:40:14 +0000 http://caasimada.com/?p=95027 http://kubadle.com/?p=24457/feed/ 0 Jordi Alba oo sheegay inay 2 Isbuuc ka xigto inuu garomada kuso noqdo http://kubadle.com/?p=24495 http://kubadle.com/?p=24495#comments Tue, 19 Nov 2013 08:36:31 +0000 http://caasimada.com/?p=95021 http://kubadle.com/?p=24495/feed/ 0 Theo Walcott & Aaron Ramsey taam u ah kulanka Sabtida Southampton http://kubadle.com/?p=24490 http://kubadle.com/?p=24490#comments Tue, 19 Nov 2013 08:33:36 +0000 http://caasimada.com/?p=95016 http://kubadle.com/?p=24490/feed/ 0 Michael Carrick oo ogolaaday inuu heshiis cusub u saxiixo Man United http://kubadle.com/?p=24484 http://kubadle.com/?p=24484#comments Tue, 19 Nov 2013 08:32:07 +0000 http://caasimada.com/?p=95012 http://kubadle.com/?p=24484/feed/ 0 Taageere Arsenal oo gurigiisa ku waayey sharad uu la galay taageere Man Utd oo dhigtay naag iyo gaari http://kubadle.com/?p=24152 http://kubadle.com/?p=24152#comments Thu, 14 Nov 2013 15:38:15 +0000 http://caasimada.com/?p=94339 http://kubadle.com/?p=24152/feed/ 0