26 C
Mogadishu
Tuesday, January 24, 2017
Authors Posts by Sahra Axmed Jimcaale (Xanaan)

Sahra Axmed Jimcaale (Xanaan)

8360 POSTS 0 COMMENTS

Warbixin: Jawaari miyaa la wareegay xilka madaxweynaha iyo hogaanka dalka?

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa u muuqda inuu si rasmi ah ula wareegay hogaanka dalka, kadib go’aan...

Akhriso: Magacyada guddiga doorashada madaxweynaha oo la magacaabay

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoonka Baarlamaanka Somalia ayaa goordhow shaaciyay Magacyada Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Guddoonka ayaa sheegay in Xubnaha Guddiga ay si toos...

Xogo dheeraad ah oo laga helayo markabka hubka sida ee lagu...

Kismaayo (Caasimada Online) - Sida aan wararkeena hore ku sheegnay Ciidamada ammaanka Maamul Goboleedka Jubaland ayaa gacanta ku dhigay Markab siday Bastoolado iyo Rasaas aad...

Xildhibaanada labada aqal oo go’aano ka kooban 6 qodob kasoo saaray...

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa Magaalada Muqdisho ka socda fadhigii u dhexeeyay Xildhibaanada Labada Aqal ee dalka kuwaa oo maanta iska dhex dooranaayay Guddiga...

Ciidamada Mareykanka, Amisom iyo Jubaland oo dagaal ku qabsaday….

Kismaayo (Caasimada Online) - Ciidamada maamulka Jubbaland oo garabsanaya kuwa AMISOM ee Kenya ayaa lagu soo waramayaa in dagaal ay kula wareegeen degmada Badhaadhe ee gobolka...

Toddoba qodob oo ay Tarsan iyo Donald Trump iska shabahaan

Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” ayaa la sheegay in waxyaabo iska shaabahaan Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump. Tarsan iyo Donald Trump oo...

Cabdi Xaashi oo ka hadlay dhibaatooyinka jira oo ay ka fogaan...

Muqisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa ka hadlay howlaha horyaal Aqalka Sare ee dalka, waxa uuna sheegay...

Xog: Loolan Muqdisho ka socda iyo xildhibaano u midoobay hal arrin

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa magaalada Muqdisho ka socda kulamo gaar gaar ah oo u dhexeeya Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Somalia, kuwaa oo ka...

Guddoomiye Jawaari oo xal u la’ waqtiga doorashada madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa bilaabay la tashiga Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia si xal waara looga gaaro Doorashada Madaxweynaha...

Xildhibaanada oo dooran doona gudiga doorashada madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia Prof Max’ed Cismaan Jawaari ayaa sheegay in maanta la dooran doono Xildhibaanada ka shaqeyn doono Doorashada Madaxweynaha cusub. Jawaari,...

Maxaa looga hadlay kulankii ugu horeeyey ee Jawaari iyo Cabdi Xaashi?

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa kulankii ugu horeeyay yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Xildhibaan Cabdi C/lalahi Xaashi iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Xaashi iyo...

Tarsan oo arrin yaab leh soo jeediyey “Madaxweynaha iman doono ha...

Muqdisho (Caasimada Online) - Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna Musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynaha Somalia Maxamed Axmed Nuur ''Tarsan'' ayaa qoraal uu kusoo...

Dagaal qaraar oo caawa ka qarxay degmada Qoryooley

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka inaga soo gaaraya Dagmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in halkaasi uu gowrdhow ka qarxay dagaal xoogan oo...

Puntland oo siyaasadeysay gargaar uu Xasan u fidiyay gabar dhibane ah

Gaalkacyo (Caasimada Online) - Maamulka Puntland ayaa ka hor imaaday ballanqaad uu dhawaan Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh u sameeyay Gabar da'yar oo lagu kufsaday Degmada...

Xaqiiqda lacagta ay DF ugu ‘deeqday abaaraha’ iyo sida ay u...

Cadaado (Caasimada Online )- Dowlada Somalia ayaa maanta sheegtay inay malaayiin Dollar ay ugu deeqeyso gurmadka abaaraha ba'an ee ka taagan inta badan Gobolada...

Trump oo shaqada ka eryey in ka badan 80 diblumaasi oo...

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha la dhaariyay ee dalka Mareykanka Donald Trump oo ay xiganayaan Warbaahinga dalkiisa ayaa shaaca ka qaaday in dhamaan Safiirada dalkiisa...

Is faham waa ka dhex aloosan Gaas iyo xildhibaanada BF ee...

Garoowe (Caasimada Online) - Madaxweynaha maamulka Puntland C/wali Gaas oo taageero u ah Musharaxiin dhowr ah, ayaa dhibaatooyin kala duwan kala kulmaaya Xildhibaanada Baarlamaanka ee dhawaan...

Warbixin: Laaluushka musharaxiinta iyo baahida xildhibaannada cusub

Muqdisho (Caasimada Onlin) - Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo joogta ah oo u dhexeeya Musharaxiinta Kursi doonka ah iyo Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Somalia...

Xasan oo ka hadlay doorashada Aaqalk Sare iyo tan madaxweynaha

Muqdisho (Caasimada Online) - Madaxweynaha Somalia ee wakhtigiisa uu dhamaaday Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Doorashada Aqalka Hoose iyo kan Sare ee dhawaan ka...

Cabdiraxmaan Faroole oo weerar afka ah ku qaaday Somaliland

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka mid ah Xildhibaanada Aqalka Sare, ayaa ka hadlay wararka sheegaya in maamulka Somaliland uu...