Articles by: Ahmed Farah (Jaangoan)

WARAR dheeraad ah oo ka soo baxaya ASKARIGII dadka ku laayey MUQDISHO

November 30, 2014 11:49 AM0 comments
WARAR dheeraad ah oo ka soo baxaya ASKARIGII dadka ku laayey MUQDISHO

Askarigii cabsanaa ee saakay labada shaqsi midna ku dilay midna ku dhaawacay degaanka Carwada, xaafadda Taleex ee degmada Hodon ee magaalada Mogadishu ayaa waxaa ugu dambeyntii qabtay askar ka tirsan ciidamada dowaladda Somalia, iyagoo dhaawac xun ku qaaday. Abdulqaadir Qasse, waa askariga shaqsiga ku dilay xaafadda Carwada abaare saakay 8.30am […]

Sii Akhri ›

Askari cabsan oo laba shaqsi midna ku dilay midna ku dhaawacay Moqdisho

9:08 AM0 comments
Askari cabsan oo laba shaqsi midna ku dilay midna ku dhaawacay Moqdisho

Askari hubeysan ayaa qof ku dilay shaqsi kalena ku dhaawacay degaanka Carwadada, xaafadda Taleex ee degmada Hodon ee magaalada Mogadishu. Caasimadda Online ayaa xiriir la sameysay goob-joogeyaal ku sugan Carwada, waxayna inoo xaqiijiyeen in askariga geystay dilkaan iyo dhaawacaan lagu magacaabo Abdulkadir Qasse. Shaqsiga uu dilka u geystay ayaana waxaa […]

Sii Akhri ›

Ha seegin wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha kubada cagta (Riix Halkan)

October 30, 2014 7:00 AM0 comments
Ha seegin wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha kubada cagta (Riix Halkan)
Sii Akhri ›

SAWIRRO: Haweeneey laga shaki qabo inay Islaamtay oo digniin culus dirtay

September 4, 2014 2:30 PM0 comments
Sally Jones oo la aamisan yahay inay tahay haweeneyda halkaan ku sawiran, ee gacanta ku heysata qoriga AK-47 ah

Dimishiq (Caasimadda Online) – Hooyo u dhalatay dalka Britain oo mar soo ahaan jirtay heesaay ayaa laga shakisan yahay inay soo gashay diinta Islaamka waxayna dadka heysta diinta Kirishtaanka ugu hanjabtay inay ku gowrici doonto ‘Mindi af la’aan ah’, sida ay warbixintaani daaha ka qaadeyso. Baareyaasha ayaa daaha ka qaaday […]

Sii Akhri ›

GABAR 18 sanno jir ah oo ay dantu ku qasabtay inay guursato EEY (Sawirro)

1:20 PM0 comments
Shenu, eegya, oo u muuqda inuu ku faraxsan yahay arooskiisa in ka badan aroosadiisa

New Delhi (Caasimadda Online) – Gabar ayaa guursatay eey si ay uga farxiso qoyskeeda, kuwaasoo filaya haddii ay sidaan sameyso inay iska ridi doonto habaar ay aamisan yihiin inuu ku dhacay. Ka dib xaflad la yaab leh oo dhacday, 18 sanno jirta Mangli Munda ayaa xariga ku dhegtay oo wadatay […]

Sii Akhri ›

Isku aadka wareega group-yada UEFA CHAMPIONS LEAGUE oo lasoo saaray

August 28, 2014 7:53 PM0 comments
Isku aadka wareega group-yada UEFA CHAMPIONS LEAGUE oo lasoo saaray
Sii Akhri ›

Arsenal oo hanatay Community Shield

August 10, 2014 7:16 PM0 comments
Arsenal oo hanatay Community Shield
Sii Akhri ›

Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha caalamka halkaan ka aqriso (Click)

August 7, 2014 12:12 PM0 comments
Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha caalamka halkaan ka aqriso (Click)
Sii Akhri ›

Wararkii ugu dambeeyey ee cayaaraha iyo suuqa kal iibsiga halkan kala soco

July 17, 2014 2:25 PM0 comments
Wararkii ugu dambeeyey ee cayaaraha iyo suuqa kal iibsiga halkan kala soco
Sii Akhri ›

Germany oo rikoor ku hanatay W/CUP

July 14, 2014 12:06 AM0 comments
Germany oo rikoor ku hanatay W/CUP
Sii Akhri ›