25.9 C
Mogadishu
Wednesday, January 25, 2017
Authors Posts by Feysal Cabdi Mataan

Feysal Cabdi Mataan

3372 POSTS 0 COMMENTS

Video: “Arrintan waxaa Shariif Xasan ku qasbay Gabre” Waxaa sidaas yiri…

Muqdisho (Caasimada Online) - Shariif Xasan Sheikh Aadan, ayaa natiijo uusan fileyn kala kulmay doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii uu kusoo baxay Maxamed...

Ciidamada Liyuu boolis oo gudaha u galay Galgaduud iyo xiisad ka...

Muqdisho (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Liyuu boolis ay gudaha u galeen gobolkaasi. Ciidamada ayaa tagay...

Waraabe: “Musharixiinta Somalia qaarbaa khatar nagu ah waa in…”

Hargeysa(Caasimada Online) - Murashaxa xisbiga mucaaradka ee Ucid oo ka qeybgalay xaflad lagu daahfurayay wakaalad cusub oo loo sameeyay qurba joogga Somaliland o “Somaliland...

Xog: Sidee loo qeybsan doonaa guddiga doorashada madaxweynaha?

Muqdisho (Caasimada Online) - Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeelanay kulan ay kusoo xulayaan guddi ka shaqeeya arimaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya. Guddigaasi ayaa qaban doona shaqooyin...

Yaa lahaa markabka hubka waday ee lagu qabtay dekada Kismaayo?

Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ayaa sheegaya in maalin ka hor ciidamada Jubbaland ay qabteen markab ganacsato...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal jilbaha la isu laabtay oo ka dhacay...

Afgooye (Caasimada Online) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka dhacay degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaalka ayaa u dhaxeeyay ciidamada...

Sawirro: Wabiga Shabeelle oo biyo la’aan noqday iyo dad u dhintay...

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa meeshii ugu hooseysay gaaray biyaha uu waday Wabiga Shabeele ee mara qaar kamid ah gobolada dalka Soomaaliya. Wabiga ayaa guray, waxaana...

Wararkii ugu dambeeyay weerar Al-Shabaab ku qaadeen Bankiga + Sawirro

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Al-Shabaab ku qaadeen Bankiga ku yaala gobolka waqooyi bari Kenya. Al-shabaab ayaa weerarkaasi ku dilay...

Maxay ka dhigan tahay doorashada Cabdi Xaashi ee guddoonka Aqalka Sare

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo maalintii shalay magaalada Muqdisho lagu doortay hogaanka aqalka sare ayaa qaar kamid ah xildhibaanada aqalka sare waxay ka hadleen doorashadaasi...

Xiisad ka taagan Kismaayo iyo dagaal beeleed laga cabsi qabo

Kismaayo (Caasimada Online) - Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in halkaasi ka taagan tahay xiisad colaaded. Xiisada ayaa sida...

Warbixin: Imisa qof oo Soomaali ah ayaa ku nool dalka Gambia...

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa dhibaato iyo walwal uusoo wajahay Soomaalida tirada yar ee ku nool dalka Gambia, oo carqaladooyin siyaasadeed ka jireen maalmihii ugu...

Beesha Caalamka amar deg deg ah siisay xildhibaanada labada aqal

Muqdisho (Caasimada Online) - War qoraal ah oo kasoo baxay xubnaha beesha caalamka ee daneeya arimaha Soomaaliya ayaa baaq deg deg ah u diray xildhibaanada...

Ciidamada Uganda oo qaadaya talaabo jawaab u ah dilkii Massaasa

Muqdisho (Caasimada Online) - Iyadoo Al-shabaab maalmo ka hor ay shaaciyeen inay dileen askari u dhashay dalka Uganda ayaa waxaa hanjabaad deg deg ah ay...

Guddoomiyaha xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamanka oo la doortay

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa soo idlaatay doorashada xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka ku dooranayeen guddoomiyaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya. Doorashada oo ay codeynayeen dhamaan...

Sharuudaha laga doonayo musharixiinta guddoonka aqalka sare

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa Maanta xarunta golaha aqalka sare ee KM Zero ka bilaabanaya doorashada guddoonka aqalka sare, lix iyo toban(16) ayaa ku tartamaya. Guddoomiyaha waxaa...

Wareega labaad ee doorashada ku xigeenka 1-aad ee Aqalka sare oo...

Muqdisho (Caasimada Online) - Waxaa goordhow Muqdisho kusoo idlaatay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka sare. Gudoomiyaha aqalka sare ayaa waxaa loo doortay Cabdi Xaashi...

Sidee loo dilay Taliyihii ciidamada booliska G/Sh/Dhexe yaase ka dambeeyay ?

Jowhar (Caasimada online)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay magaalada Jowhar, kaasi oo loo geystay taliyihii ciidamada booliska ee Shabeelaha Dhexe. Khaliif...

Warbixin: Halista ku hoos duugan saldhiga Imaaraatka ee Berbera

Muqdisho (Caasimada Online) - Qaar kamid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saaray halista kooxda Xuutiyiinta ay ku yeelan karaan Soomaaliya. Culimada ku nool deegaanada Somaliland ayaa...

Maxaa kusoo kordhay kiiska Kufsigii ka dhacay magaalada Goldogob

Muqdisho (Caasimada Online) - Warar dheeraaf ah ayaa kasoo baxay kiiska kufsigii laab lakaca ku riday Soomaalida ee ka dhacay degmada Goldogob ee gobolka Mudug. Wararka...

Warar kusoo kordhay Xariga Majaajiliiste Ajakis loogu geystay magaalada Hargeysa

Muqdisho (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya xariga magaalada Hargeysa loogu geystay Majaajiliiste Cabdi Muruudi Ajakis. Masuuliyiin ka tirsan Somaliland ayaa sheegay in xabsiga...