26 C
Mogadishu
Tuesday, January 24, 2017
Authors Posts by Caasimada

Caasimada

215 POSTS 0 COMMENTS

Musharax Cali Xaaji Warsame oo soo dhoweeyey go’aannadii kasoo baxay USA,...

Moqdisho (Caasimadda Online) – Musharax Cali Xaaji Warsame oo ah guddoomiyaha Isbahaysiga Isbadal Doonka,  ahna  mid kamid musharrixiinta  ugu cadcad qabashada xilka madaxweyne ee...

Sawirro: R/Wasaarihii hore ee Somalia oo ku dhowaaqay inuu yahay musharax

Mogadishu (Caasimadda Online) – Ka  dib xaflad qado ah oo qaab heer sarre ah loo soo agaasimay kana dhacday City Palace Hotel, Professor Cali...

Beesha Eeyle Oo Cambaareysay Doorasho Musuqmaasuq Ah Oo Ka Dhacday Baydhabo

Baydhabo (Caasimadda Online) – Odayaal, aqoonyahanno iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Eeyle ayaa waxay si kulul uga hadleen doorasho ay ku tilmaameen mid xambaarsaneyd...

Wasiir Eng. Cabdirashiid Oo Maraya Wadadii Doorasho Ee Wasiir Maxamed Farkeeti

Wasiir Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo xog waramayaa inuu qarka u saaran yahay...

Daawo: Isbadalka cusub ee Magaalada Muqdisho. “VIDEO”

Magaalada Muqdisho waxeey cagta saartay wadadii horumarka iyo dib u dhiska kadib sanaddo badan oo burbur iyo dagaal hareeyay, Waxaa haatan kuu muuqanaya isbadal...

DAAWO VIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO

Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee...

Daawo Video: Muqdisho iyo is-beddelada cusub

Muuqaalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalo dhinaca horumarka oo magaalada aad ugu soo badanaya kadib isbadal xoogan oo ka soconaya guud ahaan...

Go’aan: Beesha Galmaax Yonis ee Wacbuudhan Abgaal oo kalsoonida kala noqotay...

Maanta oo ay taariikhdu ku beegantahay 30/11/2015 waxaa guriga Malaaq Cali Malaaq  Maxamed Malaaq Wehliye, Malaaqa Xamar iyo Xamar daye isugu yimid qeybaha kala...

Daawo Video: MUQDISHO iyo is-beddalda cusub

Muuqaalka Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho & Isbadalo dhinaca horumarka oo magaalada aad ugu soo badanaya kadib isbadal xoogan oo ka soconaya guud ahaan...

Siyasiga Deqow Maxamud Tirow oo hambalyo u diray Gudomiyaha cusub ee...

Siyaasiga Maxamed Deeq Maxamuud Yuusuf Tiirow oo loo yaqaan Deeqow ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray gudoomiyaha Gobolkan banaadir ee dhawaan loo magacaabay duqa...

DAAWO VIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO…

Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee...

Daawo Vdeo: Yaa is dhahaya ganacsiha nuucaan ah ayaa ka jira...

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa si xowli ah ugu soo badanaya Horumar aad u balaaran kuwaas oo isugu jira Ganacsi & Dib u...

DAAWO VIDEO: Soomaali dabaal ku galay Dalka Canada oo ka yaabiyay...

Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabo Yahye Samatar oo dabaal ku galay Wadanka Canada, Ayaa ka yaabiyay Dunida oo idil kadib la yaab cajiib...

DAAWO VIDEO: Damaashaadka Xeebta LIIDO…

Kumanaan qof oo isugu jira Dhaliyaro, Haween Iyo Odayaal ayaa u soo damaashaad tago ayagoo soo booqda Xeebta Liido & Maqaayada Casriga ah ee...

Daawo: Al-Jazeera oo soo shaac bixisay sida ay dowladda Kenya u...

Tv-ga Caalamiga ee Al-jazeera ayaa ka shifay sida ay Dowalda Kenya ula dhaqanto dadka shacabkla ah oo ay u geeysato xasuuq xun oo isugu...

Daawo Video: Ninkii qabay hooyada Soomaalida ah ee Norway lagu toogtay...

Wariyaha TV-ga qaranka uga soo warrama waddamada Scandinavianka ayaa wareysi xiiso badan waxa uu la yeehay ninka dhalay Caruurta hooyadood ay booliska Norway dhawaan...

DAAWO: Muqdishada maanta iyo sida ay tahay.!!

Magaalo Madaxda Caasimadda ee Muqdisho waa magaalo ay wax badan iska badaleyn Sanadihii u dambeeyay, ayadoo magaaladu ay ku talaabsaneyso horumar dhinacyo badan leh...

Weli ma booqatay Website-kaan cajiibka ah ee…!

Horay ma u Booqatay Webkaan Cajiibka ah ee laga daba dhacay ee 24-ka saacba la soo geliyo warar update ah...  

Daawo Video: Xaflad lagu taageeray Cali Malaq oo Maxamed ee London

Xaflad si weyn loo soo agaasimay laguna tageerayay Malaaq Cali Maxamed Weheliye oo lagu qabtay Magaalada Caasimadda ah ee London. Munaasabada Xafladaan oo si weyn...

Daawo Video: Muuqaalka Muqdisho ee xilliyada habeenkii oo si weyn isku...

Muuqaalka guud ee Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho ayaa si weyn isku badalay kadib, Horumaro dhinacyo badan oo ay Magaaladu  ku talaabsaday. Muqdisho isma lihid...