Articles by: Alaxmed

Xasan Sheekh oo taageerada BEELAHA Hawiye ku lumiyey shan sabab dartood

October 29, 2014 5:00 AM0 comments
Xasan Sheekh oo taageerada BEELAHA Hawiye ku lumiyey shan sabab dartood

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaafka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli, ayey u badan tahay inuu gaaro baarlamanka, halkaasna lagu kala saaro labada dhinac, maadaama ay sheekadu noqotay mindi mindi ku taag. Mar haddii sheekadi sidaas noqoto, waxa aa lagu xisaabtami doonaan codadka xildhibaanada, waxaana qeyb weyn ka ah codadka xildhibaanada […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Faarax C/qaadir oo arrin yaab leh ka dhigay shirkii golaha wasiirada

October 28, 2014 6:30 PM0 comments
Sawirro: Faarax C/qaadir oo arrin yaab leh ka dhigay shirkii golaha wasiirada

Muqdisho (Caasimada Online) – Saraakiil ka tirsan xafiidka Ra’iisul wasaare Cabdi Weli, ayaa Caasimada Online u sheegay in Farax C/qaadir oo ah wasiirkii dastuurka ee la geeyey wasaaradda xanaanada xoolaha uu xalay ka qeyb galay shirkii golaha wasiirada. Ka sokow xubnaha Caasimada Online u xaqiijiyey warkan, waxaa sidoo kale xafiiska […]

Sii Akhri ›

IGAD oo ka hadashay khilaafka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli ka dhex oogan

2:54 PM0 comments
IGAD oo ka hadashay khilaafka Xasan Sheekh iyo Cabdi Weli ka dhex oogan

Baydhaba (Caasimada Online) – Urur Goboleedka IGAD ayaa madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ugu baaqeen inay xaliyaan khilaafka ka dhex oogan, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Khilaafka ka dhex-taagan labada masuul ee dalka ugu sareysa ayaa soo shaacbaxay markii Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya uu isku shaandheyn […]

Sii Akhri ›

Xog: Xil ka qaadistii Faarax oo qeyb ka ah heshiis qarsoodi ah oo ka dhacay…

6:14 AM0 comments
Xog: Xil ka qaadistii Faarax oo qeyb ka ah heshiis qarsoodi ah oo ka dhacay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Xog cusub, oo ay heshay Caasimada Online ayaa sheegeysa in xil ka qaadistii uu ra’iisul wasaare Cabdi Weli ku sameeyey wasiirka dastuurka Faarax C/qaadir ay qeyb ka ahayd heshiis qarsoodi ah oo dhinac socday heshiiskii uu Garoowe kula galay maamulka Puntland. Xubno arrintan xog ogaal u […]

Sii Akhri ›

Sawiro cusub: Terminal-ka loo dhisayo garoonka Muqdisho oo gebo gebo ah

5:00 AM0 comments
Sawiro cusub: Terminal-ka loo dhisayo garoonka Muqdisho oo gebo gebo ah

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa meel wanaagsan maraya dhismaha terminal-ka cusub ee caalamiga ah ee loo dhisayo garoonka diyaaradaha Adan Abdulle International Airport ee magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Terminal-kan oo loo dhisayao heer casri ah oo la mid ah kuwa dunida horumartay, ayaa waxaa fulinaya dowladda Turkiga, oo mar […]

Sii Akhri ›

Culimada Damu-Jadiid oo Villa Somalia soo buux dhaafiyey iyo qorshahooda

4:00 AM0 comments
Culimada Damu-Jadiid oo Villa Somalia soo buux dhaafiyey iyo qorshahooda

Muqdisho (Caasimada Onlone) – Warar aan ka helnay ilo-wareedyada aan ku leenahay Villa Somalia, ayaa sheegaya in Khilaafka madaxweyne Xasan iyo Ra’iisul wasaare Cabdi Weli uu sababay in Madaxda Dam-Jadiid, gaar ahaan Culimadooda ay isku gureen Villa Somalia. Wararku waxa ay sheegayaan in ka badan 17 Culimo ka tirsan Dam-Jadiid […]

Sii Akhri ›

Maxaa kulmiyey buuqa madaxtooyda & boorarka Boosaaso? (Xog iyo Sawirro)

3:00 AM0 comments
Maxaa kulmiyey buuqa madaxtooyda & boorarka Boosaaso? (Xog iyo Sawirro)

Asalaamu Calaykum Dhamaan umadda Soomaaliyeed waad salaaman tihiin siiba inta Horumarka iyo Nabada jecel. Salaan kadib, waxaa baryahan la hadal hayey khilaafka Madxawyanha iyo Ra’iisul wasaaraha. Waxaa dadka qaar shaki ka qabeen in Madxawyne Xasan Sheekh qaldan yahay oo hawshii Ra’iisul wasaaraha soo fara-gliyey, halka qaar ay aaminsanaayeen in Ra’iisul […]

Sii Akhri ›

C/Weli oo fuliyay dardaarankii Garoowe

2:00 AM0 comments
C/Weli oo fuliyay dardaarankii Garoowe

Ninka magaca Soomaliyeed,  midabbaduu yeelay, Waa nimaan minhaaj iyo ku dhalan,  meher xalaaleed, Oo aan mufti iyo hooyadii,  macallin loo geyn,  mugdi uu islaantii ku galay,  muudal gudayaa,  Mujrimyada munaafaqa fakaday,  midigta siinaaya,  Maqanaha iyo joogaha ra’yiga,  meel ka wada Qaata, Oo aragtidooduna mid tahay,  kalana meeraysta,  Mataanaha habeenkii u […]

Sii Akhri ›

Joint Security Update by the FGS and Amisom on Operation Indian Ocean

12:51 AM0 comments
Joint Security Update by the FGS and Amisom on Operation Indian Ocean

President of the Federal Government of Somalia (FGS), HE Hassan Sheikh Mohamud, and the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia and Head of AMISOM, Ambassador Maman S. Sidikou, along with senior military officers from the Somali National Army (SNA) and the African Union […]

Sii Akhri ›

Sawirro: Maxaa kasoo baxay kullankii golaha wasiirada dowladda SOMALIA?

October 27, 2014 9:04 PM0 comments
Sawirro: Maxaa kasoo baxay kullankii golaha wasiirada dowladda SOMALIA?

Muqdisho (Caasimada Online) – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa galabta illaa caawa uu u socday kulan aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Kulanka oo dhammaan xubnaha golaha Wasiirada ay soo xaadireen ayaa looga dooday arrimo dhawr oo ay ka mid […]

Sii Akhri ›