Akhriso Liiska cusub ee Wasiir ku xigeenada iyo Wasiiru dowlayaasha

December 13, 2012 2:35 PM12 commentsViews: 156

Goor dhaw waxaa  lagu dhawaaqay wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dawlayaasha Xukuumada Somaliya ee Dr Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) uu hogaamiyo waxaana iminka soo baxaya hadal heyn dad xilalka loo magacaabay.

20 Wasiir ku xigeen iyo 5 wasiiru dawlayaal ayaa lagu dhawaaqay goor dhaw waxaana magacyadooda oo lasoo saaray usoo gudbineynaa akhristayaasheena.

Xukuumada Somaliya ayaa sheegtay inay shaqsiyaadka xilalka loo magacaabay ku doorteen markii la arkay siday uga soo bixi karaan howsha loo igmaday.

Xubnaha Wasiirada maanta la magacaabay waxaa ka dhex muuqda ilaa 3 haween ah kuwaasi oo iyagu xilal kala duwan loo magacaabay waxaana taasi ay qeyb ka noqoneysaa qoondadii haweenka ku yeelan lahaayeen Dawlada Cusub ee Somaliia

Waa kuwan magacyada

1-Cabdi Farax sheekh C/qadir  W/dowladaha madaxtooyada

2-Dr  Maxamed  Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada

3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha

4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada

5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada

Magacyada 20ka Wasiir kuxigeen

1-Eng maxamed Aadan Axmed  W/kuxigeenka arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta.

VIDEO NEWS


Source: Fubo

12 Comments

  • warnimankan aad markasta soo magacaabaysaan yaa uhaya mishaar mise reerka ay ka dhasheen ayaad ka baqeysaan waa yaabe maxaa shacabka beenta loogu sheegayaa mise nimanku xisbiga gar guute ayey ka tir san yihiin

  • miskiinkan aan weligii nogon xataa gudoomiye gobol maxaa loogu doortay madaxweyne ‘?ma barlamaanka ayuu siiyey lacagtii ugu badneyd oo ay kabixiyeen hayadaha gar gaaka ay yahuudu maasho si ay u xukumaan soomaliya ninkan ay iibsadeen u saxiio waxay rabaan bar lamaankan qaxooti iyomoriyaanta isugu jira

    • Hadii Garaadka sidaan yahay ka warama kuwa garaadka loo yahay. KKKKKK

      Waryaahee garaadnimada iyo aqiilnimada waa loo dhashaa magac ahaan looma qaato.

    • Qof meel u cad, meelna ka madoow.

      Qolyahaan qabyaaladda dilootay oo haduu Madaxweynaha ahayn qabiilkooda waa ha lagu kala tago. gow iyo gash ma laha.

      Qolyahaan si kasto Koob Dahab ah hadii la dhex geliyo oo laga soo bixiyo wali sidaan ayeey u caytamayaan sababtoo ah sawirka qabiilkooda ma arkaan.

      Baroorta Orgiga ka weyn

  • Caqli xumadada waxa ka marqaati ah in ruux bashar ah oo Muslim ah ama dad muslimiin ah aad Dameero Ku sheegto Somalia waxay ka degi waysay. Waa adigaas Oo kale

  • garaad cumar horta nabigaaga ku salim csw waa ceeb qof muslima in aad ku tilmaanto dameer tan kale somali hadaan nahay uma baahnin nin ana qabiilkiisa lkn hadaan ka mid ahay shacabka somaliyeed meel kasta oo ay aduunka ka joogaa waxaan u baahanahay nin wadani ah nabada sxb la ah aqoon leh meeshu rabo ha ka soo jeedo ee aan noqono dad wadaniyiina dhul gaalaan ku wareerney ee ilahayow adaa baaqi ahe midkii salka noo dhigi lahaa nooga dhig

  • muna adiga somalia miyaa tahay mise somaliland

  • Dameeralayda Xamar ayleeyihiin ee aad tuuladaadi biyo la’aanta ahayd. ama dameerkaa kuxukumi ama gaajo iyo qoxooti ayaad kujiri. Nin isfaan shay waa ri isnuugtay > come to where men debate or behand the website ina tuuro baahane.

  • kkkk ala maxaa ciil loo qabaa walalo oo somali cid aan dameer laheen miyaa jirto garaad cidiina ma waxeey khabtaa fardo kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • ciilaa idilee ani ciilaa idilee

  • Warbaahinta qaynuun ay u baahantahay ay ku dhaqanto waxa wax iskula hara ilaaliyana anshaxa iyo nidaamka dalka meelkastaba joogoo qaasatan qolooyinkan bogg
    aga socda ama websiteka

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.

Trackbacks