25.6 C
Mogadishu
Sunday, October 2, 2016

Monthly Archives: December 2012

Shaqaalo dowladeed awood u yeeshay ku takrifalidda hantida Qaranka

Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa...

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka badbaaday isku day dil

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) Muqdisho ayaa maanta oo Isniin ah ka badbaaday isku day dil, kaddib markii nin...

Daawo Muuqaalkii u Dambeeyay ee laga soo duubay Magaalada Muqdisho.

Muuqaalka Maanta waa Muqaalka Guud ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho waxaan idiinla wadaageeynaa Amaanka iyo isbadalka ka dhacay dalka Maanta. Hadaba Aqristoow ku...

Puntland oo ay ku soo badanayaan ururada siyaasadda (Falanqayn)

Garowe (Caasimada Online) Iyadoo weli maamulka Puntland uusan shaacin xilliga la qabanaayo doorashada maamulkaas, oo ku beegan 8-da bisha January 2013-ka, ayaa haddana waxa...

Xiisad dagaal oo ka taagan Baardheere

Baardheere (Caasimada Online) Wararka naga soo gaarayo degmada Baardheere ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay halkaas, kaddib...

Daawo Sawirada dadkii ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Liibiya

Halka ka Daawo dadkii Tahriibka ahaa ee ku dhintay ShiLKA gaari oo ka dhacay dalka Liibiya.                                                                                                                                                                                                                                       Waa dhaawac kamid ahaa dadki Tahriibka ahaa ee Shamiintada...

Ahlu-Sunna oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda + Sababta

Ururka Ahlusuna ayaa heegan buuxa waxaa ay gelisay ciidamadadeeda jooga Gobolka dhexe degmooyinka ay ka maamusho kadib Shir todobaad socday oo ay yeesheen Masuuliyiinta...

Jabhada Raaskambooni oo beenisay dilka Nabadoon Qalinle

Ururka Raaskambooni ayaa beeniyay inay ka dambeeyeen Nabadoon lagu dilay magaalada kismaayo oo ciidankooda iyo kuwa AMisom ay joogaan. Afhayeenka Ururkaas Cabdinaasir Seeraar oo warbaahinta...

Hillary Clinton oo cusbitalka la dhigay

Xoghayaha Arimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton ayaa la dhigay cusbitalka, ka dib markii, madaxeeda laga helay, gunud dhiig ah ama xinjireysatay, taasoo loo...

Baarlamanka oo amar culus siiyay wasaaradda maaliyadda Dowladda

Baarlamanka Soomaaliya ayaa mudo u qabtay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya inay soo bandhigto gunada ku baxda ciidamada dowlada Soomaaliya ee ka dagaalaya Gobolada dalka. Kadib...

XOG: Dowladda iyo Raaskambooni oo mar kale ku kala tagay arrin cusub oo Dowladda...

Kismaayo (Caasimada Online) - Warbixino hor leh oo soo baxay, ayaa sheegaya in kullamadii dhowaan ku dhex maray Kismaayo madaxda ururka Raaskambooni iyo waftigii...

Xog iyo Gorfeyn:: Wajiyada badan ee Al-Shabaab ay ku joogto Kenya

Bulshada Soomaaliyeed ee Kenya kunool ayaa dusha looga tuuray mas'uuliyadda in badan oo ka mida weerarrada al-Shabaab, balse falanqeeyayaal xagga ammaanka ah iyo saraakiil...

Muqdisho: Dhaqtarkii daweeyay AIDS-ka oo warar ay kasoo kordheen

18-kii December waxaan daabacnay in Dr. Yuusuf Suudaani oo mudo 40 sannadood ah ka shaqeenayay isku daweynta dawo dhireedka, islamarkaana xarun caafimaadna ku leh...

Guriceel: Kooxo hubeysan oo weeraray sarkaal la shaqeeya hay’adaha

Guriceel (Caasimada Online) Sida ay Shabakada Caasimada Online u  sheegeen wariyaal ku sugan magaalada Guriceel ee gobalka Galgaduud,  waxa maanta halkaas lagu dhaawacay nin...

Ciidamada Amisom oo kusii faafay deegaanada Shabeelada Hoose.

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo Kuwa Amisom ayaa saakay howlgalo kula kalahay deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha hoose oo lagu weeraray saraakiil ka tirsan dowlada...

Wenger: Theo Walcott Arsenal way jeceshahay iibna maahan.

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ku celceliyey go’aankiisa ah inuu ceshto Theo Walcott ka dib markii uu xidiga dalka England Sedaxleey shabaqa huwiyey kulankii...

CASUUMADII ABOORKA !!!

Soomaalidu tan iyo markii ay gacmahooda ku riday Dowldii loo arkayay in ay ku fadhido sadbursiiyo ay heli lahaayeen saraakiil iyo ganacsato midba maalintiisa...

Al-Shabab “Waxaan wadnaa qorshe aan dib ugu qabsaneyno Jowhar”

Ururka Al-shabaab ayaa wacad kumaray inay dib ula wareegayaan deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe oo ay maamulaan Dowlada Soomaaliya iyo Amisom. Gudoomiyaha...

Chelsea oo dooneysa inay meel dhexe ka afduubato Demba Ba.

Ilo uu soo xiganayo wargeyska Sky Sports ayaa fahamsan in wakiilka Demba Ba uu la kulmi doono Chelsea habeenka Axada ah (Caawa). Ba, waxaa qandaraaskiisa...

Shir weyne looga hadlayay dhismaha Jubbaland oo lagu qabtay Doolow

Waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka dhacay Shir Balaaran oo ay ka soo qaybgaleen Siyaasiyiinta Gobolka Gedo lagana hadlayay  Mustaqbalka Maamul usameynta Jubbaland...